Riyada gabar mantagaysa maxay tahay
Riyada:
Gabar ayaa ku riyootay iyada oo mantagaysa, maxaa lagu fasiri karaa?

Fasirka:
Riyada gabar doob ah oo mantgaysa waxaa lagu fasiraa inay ka badbaadi doonto walwal iyo dhibaato haysata wayna ka nafisi doontaa, mantaga inta badan wuxuu noqonayaa qofka inuu ka badbaadi doono dhib uu qarsanayo waa riyo aan ahayn mid xun.
Waxaa kaloo lagu fasiri karaa gabadhan hadday tahay naag la qabo in ay caruur dhali doonto.
Illeen mataga wuxuu tusyiyaa mararka qaar uurka iyo walaca dumarka.
Waxan Ku riyooday anigo hilib dooro karinaayo
A dream about a single girl vomiting is interpreted as a sign that she will be saved from worries and problems and will be relieved. Vomiting usually means that the person will be saved from a hidden problem. It is not a bad dream.
It can also be interpreted as a woman who is married, that she will give birth to children.
Because vomiting sometimes indicates pregnancy and anxiety in women.
