Riyada wiil aan aqaano hadiyad ii keenaya

Riyada wiil aan aqaano hadiyad ii keenaya Riyada: Asc Waxn ahay hoyo hal cunug heysato Waxan kuriyody wiil aan aqano oo hadiyad ikenayo oo idhahaayo jacelkaaga ugee hadiyadaan ayaan isdhahy hadiyada nah waaa katiin iyo jijiin kaatiinkaa hoyady baa xiraty lkn jijinta anaa watay ninka iiqaba nah wan isku dhaacsanen maalmahaas iso fasira plz 🙏 […]
Riyada nin aanan aqoonin oo hadiyad i siinayo

Riyada nin aanan aqoonin oo hadiyad i siinayo Riyada: Asc sheekh, waxan jeclaa qof waanan isfahmiwaynaa markasta oo aan damacno inaan wax islameelmarino. Istikhara ayaan bilaabay waxan waday ilaa bil, bishaasba waxan kuriyoonayay nin aanan aqoonin oo igawayn farxadi kamuuqato oo iraba anna aanan rabin mar uu hadiyad isiinayayna waxay ahay alaab kalafurfutan oo biro […]
Inan Aan Asxaab nahay oo cimrada tagtay

Inan Aan Asxaab nahay oo cimrada tagtay Riyada: Asc shukhi waxaan kuriyooday. gabar walashaya oo xaramka joogta aan leyay iisoo ducee markay soo labatayna laba shay oo hadayada iisida labadaa shayna midna cad yahay midna madaw yahay hadyada tan madaw waasida ciida kale Fasirka: Waa riyo farxad xambaarsan, waxaad heli doontaa wax aad ku faraxdo […]
Riyada gabar iyo ninkeeda oo hadiyad loo keenay

Su’aasha: Asc bahada daruuro waxaan ku riyooday ani iyo ninkayga oo sariir waxaan no yimid 2 nin oo saaxiibadii oo marhore ugu dan baysay mid ani waan garanayay midka kalana isaga garanayay wayna isa salaameen iyagoo idku bururay wayna noo keeneen hadiyayad ani kabo dumar aad u qurxan isagana macawis waxana lahaa ani kabahan waligay […]
