Riyada xirashada dahabka

Riyada xirashada dahabka Riyada: Waxaa ku riyoday anigoo set dahab xiranaayo oo dhameystiran mid ii yaal ma ahan lkn riyada kadib qadka ku arkay sheik ii fasir adigo mahdsan allha ha kaa raali noqdee Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa xaalad dhaqaale fiican aad gali doonto Waxaa laga yaabaa in duruufahaaga dhaqaalaha ay fiicnaadaan doonaan Waa riyo […]
Riyada wiil aan aqaano hadiyad ii keenaya

Riyada wiil aan aqaano hadiyad ii keenaya Riyada: Asc Waxn ahay hoyo hal cunug heysato Waxan kuriyody wiil aan aqano oo hadiyad ikenayo oo idhahaayo jacelkaaga ugee hadiyadaan ayaan isdhahy hadiyada nah waaa katiin iyo jijiin kaatiinkaa hoyady baa xiraty lkn jijinta anaa watay ninka iiqaba nah wan isku dhaacsanen maalmahaas iso fasira plz 🙏 […]
Waxaan ku riyooday hooyadey wiil yar silsilad dahab u xirtay

Su’aasha: Asc waxan ku riyoday hoyadey oo silsilad dahaba u gaday wiil yar onan garanen marki weyna u xirtay islamarkina weygoday silsiladi Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa hooyadaada inay hanti heli doonto oo ay dad badan u kaalmayn doonto, silsilada dahabka ay u xirayso cunuga yar waa hanti ay hooyadada heli doonto, laakin waxaa riyada ku […]
