Categories
Riyooyinka Dreams

Fasirka riyada xiiridda ama jaridda timaha

Fasirka riyada xiiridda ama jaridda timaha Riyada: Riyada timaha la jarayo maxaa lagu fasiraa qofka ku riyooda asoo timaha loo jarayo  qofkana waa nin fasirka riyada jarida timaha ii fasira fadlan. Jawaabta: Fasirka riyada timaha la jarayo waxyaalo badan ayaa lagu fasiri karaa waxay ku xiran tahay qofka arkay iyo siduu u arkay. Fasirka: jarida […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Fasirka riyada naago qaawan iyo dareenka raaxada

Fasirka riyada naago qaawan iyo dareenka raaxada Fasirka dumarka qaawan marka riyo lagu arko ma aha sida loo maleeyo, qofka ku riyoodo gabar qaawan riyadaas waxay tilmaamaysaa waxyaalo badan oo isbadalaya nolosha qofka riyada ku arkay. riyada dumarka qaawan inta badan waxaa la socda dareen oo kacsi ah ninka riyada gudaheeda ayuu arkayaa asoo kacsan […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Fasirka riyada dhuusada waa maxay

Fasirka riyada dhuusada waa maxay Su’aasha: Waxaan qabaa su’aal oo yaab badan qofka haduu riyo ku arko asoo dad badan ku dhex dhuusay dhuuso dhawaaq weyn leh oo meelo badan laga soo maqalay maxaa lagu fasiraa fadlan iisoo jawaaba. Jawaabta: Riyada dhuusada waa riyo qaabab badan noqon karta dhuusada codka leh iyo midda aan cod […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada soo dhicitaanka iyo duulimaadka

Waxaa jira arrin aad ugu soo noqnoqota qofka taasoo ah riyada soo dhicitaanka iyo riyada duulimaadka. Saan horay usoo sheegnay qofka marka uu riyo arko waa in la eegaa xaalkiisa siduu yahay hadduu yahay rag ama dumar ama qof doob ah ama qof xaas ah dhilinyar ama waayeel waxaasoo dhan fasiridda riyadab saameys ayuu ku […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Fasirka riyada barambarada

Fasirka riyada barambarada Qofkii ku riyoodo barambaro riyadaas waxay ku tusinaysaa in dhib uu jiro oo aysan haboonayn in laga aammuso ومن رأى الصّراصير فإنّ هذه الرّؤيا تؤوّل إلى أنّ هناك مشكلةً لا ينبغي السكوت عنها، Baranbarada waxay tilmaamaysaa dhibaato weyn ama balo qofka kusoo socoto, qofkii ku riyoodo baranbaro waa inuu is ilaaliyaa. Qofkii […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada guurka xaaska mar labaad

Su’aasha: ASC WLL Waxan ahay xaasle waxana ku Riiyooday anoo guursanaya Xaaskeyga waxana dhiigtay aroos wacan marka maxay noqon karta madama aan xaaskeyga xaalaasha aan riyada ku guursaday. Mahadsanid jawab deg deg ah. Jawaabta: Riyadan waa riyo aad u wanaagsan waxay wadataa bishaaro oo ah in adiga iyo xaaskaaga aad heli doontaan nolol aad u […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Fasirka riyada dibqalooca maxay noqon

Fasirka riyada dibqalooca maxay noqon Riyada: maxaa lagu fasiri karaa qofka arko dibqallooc asoo qaniinay, markaas ayuu soo qabtay uu dilay xanuun daran ayuu kala kulmay qaniinyada dibqalooca, riyada noocaas maxaa lagu fasri karaa. Fasirka: Fasirka riyada dibqalooca guud ahaan waa cadow gaar ahaan cadow kuu dhow dilka aad dilayso wuxuu noqon karaa inaad ka […]