Fasirka riyada dhuusada waa maxay

Su’aasha:

Waxaan qabaa su’aal oo yaab badan qofka haduu riyo ku arko asoo dad badan ku dhex dhuusay dhuuso dhawaaq weyn leh

oo meelo badan laga soo maqalay maxaa lagu fasiraa fadlan iisoo jawaaba.

Fasirka riyada dhuusada waa maxay
Fasirka riyada dhuusada waa maxay

Jawaabta:

Riyada dhuusada waa riyo qaabab badan noqon karta dhuusada codka leh iyo midda aan cod lahayn sidoo kale dhuusada urka leh iyo midaan urka lahayn.

mid kaste fasir gaar ayay yeelaynaysaa, culimada riyada fasiro way ka hadleen waxaa ka mid ah Ibnu Siiriin oo yiri:

(من رأى أنه بين قوم خرجت منه ضرطة من غير إرادة، فإنه يأتيه فرج من غم وعسر ويكون فيه شنعة، فإن ضرط متعمداً وكان له صوت عال وسوء ريح، فإنه يتكلم بكلام قبيح أو يعمل عملاً قبيحاً وينال منه سوء الثناء على قدر سوء ريحه والتشنيع بقدر ذلك الصوت)

( qofkii arko asoo dad ku dhex jiro oo dhuuso ay ka fakatay asoon u qasdin waxaa u imaanayo faraj murug iyo culays kaddib waxaan uu la kulmaa dhaleeco, haddii uu si  kas ah u dhuuso dhuusadana dhawaaq weyn leh iyo ur daran wuxuu ku hadli doonaa hadal xun ama wuxuu sameyn doonaa fal xun oo uu kasoo gaarayo hadal xun inta uu la eg yahay urka dhaleeceyntana inta codkaas uu yahay  ayay la ekaanaysaa)

marka hadal ibnu siiriin waxaa laga fahmayaa in dhuusada ay tahay mid aan fiicnayn waa wax ay la socdo ceeb iyo fadeexo.

 

Riyada qof is bad badalaya fasiraad ma leedahay mise waa qaraw

A lucid dream is a dream that can take many forms, including voiced and silent lucid dreams, as well as olfactory and odorless lucid dreams.

Each one has its own interpretation, and scholars of dream interpretation have discussed this, including Ibn Sirin who said:

(Whoever sees that he is among people and a fart comes out of him unintentionally,

then he will experience relief from grief and hardship and there will be a bad smell.

If he farts intentionally and has a loud voice and a bad smell,

then he will speak bad words or do a bad deed and will receive bad praise from him according to the bad smell and censure according to the sound of that voice)

So from Ibn Sirin’s statement, it is understood that farts are not good. It is something that is associated with shame and scandal.

Leave a Reply