Categories
Riyooyinka Dreams

Fasirka riyada lacag badan iyo gaari qurux badan

Su’aasha: Waxan ku riiyooday anoo hantiilo noqday lacagta aam haystana ay gaaraysa 250M dollar gaari aad u qurxoona waan watay. Waxaana ila socotay xaaskeyga. Jawaabta: Riyadan waxay tilmaamaysaa inaad noqonayso qof aad loo yaqaano. Magacaaga meel kaste ayuu gaarayaa sidoo kale wax badan ayaad la kulmi doontaa noloshaada aduunka ku saabsan arrintaasna adiga iyo xaaskaaga […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Fasirka riyada tusbaxa waa maxay

Fasirka riyada tusbaxa waa maxay Riyada: Aac walalo. Waxan riyo ku arkay anoo tusbaxii iga go’aya marka ay noqon karta riiyadas fasiirkeeda. F.G waxan maalin walbo sameya tasbiix aad u badan habeen iyo maalin ayan tasbiixsada lakiin niyada waxaaa iga taagan tusbaxa wata ayaa meel ka go’i raba waxana ka walwala in uu iga go’a […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada culayska xabadka kaa fuulaya

Su’aasha: Waxan rabaa inad ii fasirtaan riyada uu arko qofka marka uu hurada ku laabto gaar ahaan salaad subax kadib, culays xabadka kaa fuulaya sida qof ku ceejinaya oo kale wadnahana aad baay kuu garaacmayaan riyada taas maxaa la dhihi karaa qofka wuxuu soo toosaa asoo dhidid ka socda. Jawaabta: Riyada noocaas ah waa riyo […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada iibsashada dharka cusub

Riyada iibsashada dharka cusub Su’aasha: Asc Waxan ku riiyooday anoo dhar cusub gadanaya marka maxay noqon karta dharka cusub aan gadanaya waan ku faraxsana gadasha dharka. Jawaabta: Riyadan waxay tilmaamaysaa inaad guursan doonto gabar bikro ah, dharka waxaa lagu fasiraa guur illeen guurka qofka ayuu asturaa, haddii aad tahay nin aan wali guursanin waxaad u […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada kufsiga waa maxay fasirkeeda

Riyada kufsiga waa maxay fasirkeeda Su’aasha: Asc waxan rabaa inad Riyo ii fasirtaan waxan ku riyooday anigoo guri dhexdiis hurdo kadibna uu nin ii soo galay wuxu igu bilaabay inuu I kufsado wajigiisa ma qiyaasi karo waxan isku dayayaa inan iska celiyo lakin awood badan ma lihi Ninka wuu I aflagaadeynayaa isagoo I dhahaya inan […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Fasirka hilibka geela oo ceerinka ah

Fasirka hilibka geela oo ceerinka ah Su’aasha: Waxan ku riiyooday anoo Hilib geel 2kg ah oo suuqa ka soo gadanaya wuxuuna ahaa hilib nadiif ah oo qurxoon. Marka maxay noqon karta fasiirka riiyadaas. Jawaabta: Iibsashada hilibka geela waxaa lagu fasiraa inaad ka heli doontid hanti qof aadan ka filinaynin qof cadow kugu ah siiba hilibka […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Hilib qofka ku riyoodo fasirkiisa

Hilib qofka ku riyoodo fasirkiisa Hilibka marka aad ku riyooto waxaa lagu fasiraa tafsiiro kala duwan sida aad ku aragto ayay ku xiran tahay laakin waxaa ugu muhimsan hilibka guud ahaan muxuu yahay hilibka la kariyay ama bisil waa hanti iyo deeq badan hilibka ceerinka waa cudur iyo dhibaato haddii aad ku riyooto adoo cunaya […]