Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada qof madax ka noqday isbitaal

Su’aasha: Asc wllo Waxan ku riiyooday anoo isbitaal weyn madax la iiga dhiigay anigana ma baran cafimaadka ee waxan bartay Dhaqalaha niyadeeda kuma jirin inan isbitaal shaqo ka raadsada balse xilkas muxuu noqon kara. Jawaabta: Riyada guud ahaan waxay tilmaamaysaa noloshaada inaad guul heli doonto adoo nabad qaba, isbitaalka wuxuu tilmaamaa caafimaad iyo badbaado, marka […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada aabahayga oo i dhufanaya oona ii xanaaqsan

Riyada aabahayga oo i dhufanaya oona ii xanaaqsan Riyada: Asc wllo. Asc wllo waxan xalay ku riiyooday Abahay iyo Adeerkay isla jooga in ay abahay gacan ii qaaday kadib anigana waan ka jawabay gacanta oo an gacan u qaaday muxuu noqon kara fasiirkeeda in waalidkay uu garacay asaga oo wata Ul kadib anigana aan ku […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada guurka qof madax ah maxay noqon kartaa

Su’aasha: Asc walaal maxay noqon karta qofkii Riyo ku arkaa isagoo guursanaya nin madaxweyne ah nin kaas na waa Mudane Farmaajo.?? Jawaabta: Guurka qof madax ah wuxuu tilmaamayaa qofka ku riyooday inuu yeelan doono magac iyo muuno. sidoo kalw wuxuu noqonayaa qof aad looga dambeeyo jago ama hanti ha ahaadaane waxa lagaga dambeynaya, qofka madaxa […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Fasirka riyada marada cad waa maxay

Su’aasha: asc walal waxan ku riyooday ayado wiil aan aqano balse muqal qof kale leh oo guriga igu imanayo salan kadib wuxu ibinaya goayaal huudhey ah oo aad u qurux badan go.yasha waa wada cadaan dil dilmo leh midkastana fodarahiisa wado ada u rabanoya waxanse leyahay hada goayal waa i yalan ee markala ka qadana […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada dharkaaga oo dhar kale ku milmaya

Su’aasha: asc waxan ku riyooday ayado 7 dirac oo bati ah aan leeyhay ee ku dhex milmayan baatiyaal kale oo meel tuuran lona diyariyay in la dhaqo kadib kuwayga ka dhex raadsada la i dhaha intan raadiska waday waxa arkaya baatiyaal kuweyga ka qurxoon waxa isku dayaya inan kuwas qato oon kuweygii iska dhafo goobti […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Fasirka riyada ceyrsashada lacagta doolarka

Su’aasha: Asc wllo. Asc wllo waxan ku riiyooday lacag 100 dollar oo iga cararaysa aan ceyrsanaya waana qaban wayay ilaa ay dadka weydiisa in ay ii qabtan. Muxuu noqon kara fasiirkeeda dhaqalo xumo wey ii haysa deen badan waa la igu leeyahay. Jawaabta: Riyada aad sheegtay oo ah adoo lacag boqol doolar  dabagalaya, marka ugu […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada adoo qabiil kale sheeganayo maxay tahay

Su’aasha: qofka haduu riyo ku arko asoo qabiilka uu ka dhashay aan ka tirsanayn wuxuu sheeganayaa qabiil kale, marka beesha uu sheeganayo way diidan tahay inuu iyaga ka mid yahay fasirka riyada nocas muxuu noqon karaa. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad noqon doonto ujeedo laawe ah, oo aan dantiisa gaari karin. waxyaalo badan ayaa noloshaada […]