Riyada aabahayga oo i dhufanaya oona ii xanaaqsan
Riyada:
Asc wllo.
Asc wllo waxan xalay ku riiyooday Abahay iyo Adeerkay isla jooga in ay abahay gacan ii qaaday kadib anigana waan ka jawabay gacanta oo an gacan u qaaday muxuu noqon kara fasiirkeeda in waalidkay uu garacay asaga oo wata Ul kadib anigana aan ku dhuftay dharbaaxo Tankale Abahay khilaaf xoogan naga dhexeyo hadda isla ma hadlno oo waa ii xanaqsan yahay iyo Adeerkay lacag qaraan ayuu iga raba mana awooda marka ii fasiir walalo adoo mahadsan.

Fasirka:
Riyadan fasir ma laha waayo dagaalka aad shaagtay oo idinka dhexeeya adiga iyo aabbahaaga maskaxdaada ayuu ku wareegsanayaa, taas waxay keenaysaa inaad riyo ku aragto, riyada noocaas ah waa riyada maskaxda ku sheekaysato oo qofka arko, waa tafsiir ah ma laha.
teeda kale aabbahaaga ma aha ionaad ka aamusto waa waa jaajib inaad ku adeecdo wixii bannaan marka isla ilaali inaad ku dhacdo caasi waalid waxa loo yaqaano.
Riyada aabo khamiis cad xidhan
This dream has no interpretation because the fight you have been having between you and your father is going around in your mind, which is why you are dreaming. This type of dream is a dream that talks to the mind of the person who sees it, it has no interpretation.
On the other hand, it is not your father and you should keep quiet about it, it is a sign that you should obey what is allowed, so be careful not to fall into what is known as disobedience to parents.
