Categories Riyooyinka Dreams Riyada adoo qabiil kale sheeganayo maxay tahay Post author By Su'aalaha Post date August 7, 2020 No Comments on Riyada adoo qabiil kale sheeganayo maxay tahay Riyada adoo qabiil kale sheeganayo maxay tahay Su’aasha: qofka haduu riyo ku arko asoo qabiilka uu ka dhashay aan ka tirsanayn wuxuu sheeganayaa qabiil kale, marka beesha uu sheeganayo way diidan tahay inuu iyaga ka mid yahay fasirka riyada nocas muxuu noqon karaa. Riyada adoo qabiil kale sheeganayo maxay tahay Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad noqon doonto ujeedo laawe ah, oo aan dantiisa gaari karin. waxyaalo badan ayaa noloshaada ka burburi doono waxaad noqon doontaa qof aan shakhsiyad lahayn oo bulshadu ay liiddo. Tags Riyada Jagada ← Riyada Culayska xabadka kaa fuulaya → Fasirka riyada ceyrsashada lacagta doolarka Leave a Reply Cancel replyYou must be logged in to post a comment.