Riyada hooyada canuga safar la aadayso Riyada: Kawaran shekh hooyo ah haday ku riyooto iyadoo ilmo yar wadata dhoor mar ayay aragtay wayna safraysa canugana way wadataa maxay noqon Fasirka: Riyada waa isbadal xagga nolosha, waxay badan tahay hooyadaas inay samayn doonto arrin muhiim ah Waxayna la xiriirtaa arrintaas mustaqbalka qoyskeeda. Waxay noqon kartaa xaalad […]

