Categories
Fatwada

Gabdhaha la qabo ee hadana xiiseeya sheekooyin galmada maxa la dhihi kara

Gabdhaha la qabo ee hadana xiiseeya sheekooyin galmada maxa la dhihi kara Su’aasha: A S C, waxan idin wayidin raba waxan arkay gabdho la qabo o xaasas ah markay iskugu yimaadin waxay jecel yihin inay ka sheekayistan sheekada galmada iyaba siday nimankooda ula raaxayistan ama u wasaan marka gabdhaha nucaas o kale maxa lagu tilmaami […]

Categories
Fatwada

Qofkii gabar ballan guur uga baxo dambiga uu ka helayo

Su’aasha: asc wl suashedu waxa weye danbi inte leg bey noqoneysa nin guur ubalan qaday gabar kagana baxay sabab uga dhigay inuu heynin xoolo. Jawaabta: Diinta islaamka waxay amartay in ballanka la fuliyo qofkii ballan qaado waa inuu kasoo baxaa ballankaas. Aayado badan ayaa tilmaamay meesha ay ballanta ka taagan tahay diinta, wuxuu yiri Alle: […]

Categories
Fatwada Sharxidda Axaadiista

Xadiiska sheegay galmada foorarka saxiix miyaa

Xadiiska sheegay galmada foorarka saxiix miyaa Su’aasha: scw Daruur media waan idin salaamay salan kadib waxan rabaa inaad ii sharxadaan xadiis ka hadlay galmada foorarka oo sheegay in yahuuda ay dhihi jireen qofki xaaskisa foorariyo haday uur qaado ilmo weershe ayay dhalaysaa xadiskaas saxiix miyaa teeda kale galmada dujinta ama foorarinta xaaska ma banaan tahay […]

Categories
Fatwada

Gudniinka gabdhaha culimadii hore waxa ay ka qabaan

Gudniinka gabdhaha culimadii hore waxa ay ka qabaan Su’aasha: Gudninka gabdhaha dinta maxay kaqabta aduunka mela badan laga xarantimeyay xita Soomaaliya mela kamid ah waxaan arkay Culimo waaweyn OO kahadlay wa wajib ,wa suuno iyo wa muubax ayuu fikirkooda isku jiray marka ruuxii dhahaa wa xaraan xukunkiisa muxuu yahay . Mida kale waxaa jira nin […]

Categories
Fatwada Tafsiirka Aayadaha Quraanka

Sharxidda aayadda xijaabka ee Suuratu annuur

Sharxidda aayadda xijaabka ee Suuratu annuur Su’aasha: Asc waan idiin salaamay bahda daruur wll waxaad ii sharaxdaa ayada xijaabka ee suuratu nuur waad mahadsan thin.   Macnaha tafsiirka aayadaha xijaabka muslimada Sharxidda aayadda xijaabka ee Suuratu annuur Jawaabta: Aayadda xijaabka kusoo aroortay suuratu annuur oo dheer waa middan: (وَقُل لِّلْمُؤْمِنَاتِ يَغْضُضْنَ مِنْ أَبْصَارِهِنَّ وَيَحْفَظْنَ فُرُوجَهُنَّ […]

Categories
Fatwada Talooyinka Consultation

Guurka waswaaska daawo muu u yahay

Su’aasha: ASC waswaski ayan wali tabar Iskaga laahay Dr aya waxaan kamaqlay ruuxa waswaskisa xadka kabaxay boolashi fikirka aya Iska daba mareey ? In lootosiyo ayuu ubaahanyahay OO dawado lasiiyo aniga manta waxbarashada maadin murug darted? Mida kale waswaska dhalinyarada muxuu aad ugu badanyahay? Dr Ali m Saleh OO ee waxaan kula talinayo Will sual […]

Categories
Fatwada

Qofkii ka shakiyo soonkiisa inuu buray muddo kadib

Su’aasha: Mudadi an siigeysan jiray 5 sano kahor anigoo Somalia jooga dowr maalmood OO soon ah ayan kujibiyay 2019 Kenya ayan imid 3malmood ayan qaleyay 2021 waswas aya igu dhacay wana Iska dhadiciyay Soonka waqtigas in 3 days kabadna bal inan Soonki dhan aan siigo kujibiyay shakigaa Dib kayimid kwrn. Jawaabta: Haddii soonka aad jabisay […]