Xadiiska sheegay galmada foorarka saxiix miyaa
Su’aasha:
scw Daruur media waan idin salaamay salan kadib waxan rabaa inaad ii sharxadaan xadiis ka hadlay galmada foorarka oo sheegay in yahuuda ay dhihi jireen qofki xaaskisa foorariyo haday uur qaado ilmo weershe ayay dhalaysaa xadiskaas saxiix miyaa teeda kale galmada dujinta ama foorarinta xaaska ma banaan tahay jawaab ayan dinka sugayaa wadna mahadsan tihin.

Jawaabta:
Naska xadiiska waa kan:
(كَانَتِ اليَهُودُ تَقُولُ: إذَا جَامعهَا مِن ورَائِهَا جَاءَ الوَلَدُ أحْوَلَ، فَنَزَلَتْ: (نِسَاؤُكُمْ حَرْثٌ لَكُمْ فَأْتُوا حَرْثَكُمْ أَنَّى شِئْتُمْ)) رواه البخاري
(Yahuuda waxay dhihi jireen hadduu ninka naagtiisa gadaal kasoo maro (asoo farjiga galinaya) ilmaha waxay imaanayaan iyagoo weershe ah, waxaa soo degtay (Naagihiin waa beerihiina saad rabtaan ugu taga))
Xadiiskan waxaa wariyay Bukhaari iyo culimo kale waxaa laga wariyay saxaabiga weynaa Jaabir bin Cabdullaahi (RC) waana saxiix, wuxuu ka hadlayaa yahuudda madiina kula noolaa asxaabta ayaa faafiyay fikrad ah ninka hadduu naagtiisa ugu tago qaab foorar ah ama gadaal uu kasoo maro asoo farjiga adeegsanaya hadday uur qaaddo inay dhalayso ilmo weershe ah, markaas Alle aayad ayuu kusoo dejiyay nabigiisa (SCW) asoo caddeynaya ninka inay u banaan tahay xaaskiisa inuu ugu tago qaabka uu doono.
Marka galmada foorarka way banaan tahay markay tahay farjiga dabada lama oggola sidey qabaan madaahibta afarta.
Maxaa sababa ruuxa dumarka ah inay qaaddo uur mintaano ah
Gabar bikro ah in ilmo lagu beero ma dhib bay keenaysaa
This hadith was narrated by Bukhari and other scholars from the great companion Jabir bin Abdullah (RA) and it is authentic. He is talking about the Jews who lived with him in Medina and his companions spread the idea that if a man goes to his wife in a bowing position or from behind using the vagina, if she becomes pregnant, she will give birth to a child with a deviant nature. So Allah revealed a verse to His Prophet (PBUH) clarifying that it is permissible for a man to go to his wife in any way he wants.
So bowing is permissible, but when it comes to the vagina and anus, it is not permissible according to the four schools of thought.
