Riyada maroodiga meel doog ah jooga

Su’aasha:

scw riyada maroodiga oo duurka joogo meel aad doog u ah oo buuro leh maxay noqon kartaa wuxuu taagan yahay meel fog oo geedo badan leh meeshana waa meel aad u qurux badan qofkana farxad ayuu dareemayaa.

Riyada maroodiga meel doog ah jooga
Riyada maroodiga meel doog ah jooga

Jawaabta:

Riyada maroodiga waa riyo guud ahaan barwaaqo tusinaysa, qofkii ku riyoodo maroodi wuxuu helayaa nolol dheeraad ah wuxuuna yeelanayaa nasiib fiican siiba marka uu joogo meel doog ah oo uusan wax kale samaynaynin, riyada waa riyo fiican

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More