Riyada mas madow kasoo baxayo meel geed laga gooyn rabo
Riyada:
Asc bahda daruuro waan isinsalaamay dhamaantiin waxaan ku riyooday laba habeen oo is xiga aniga guriga aayadeey geed kagooy rabo mas madoow marka mahaa lagu fasirikaraa riyadaas.

Fasirka:
Waxaa lagu fasiraa riyada cadow daran oo qarsoon inuu jiro oo adiga aadan ogayn wuxuu ka ag dhow yahay guriga aayadaada, waxaa laga yaabaa qofkaas cadowga ah inuu deris la yahay ama inuu meeshaba degan yahay, guud ahaan iska ilaali dadka xaasidka ah oo aan wanaag kula rabin riyada waa diginiin, teeda kale iska ilaali qof inaad wax ku sameyso adoon ogeyn inay taas dhibayso, waayo geedkaas aad goyn rabto waa waxa uu ka xanaaqayo qofkaas cadowga ah.
Riyada mas yar oo cad iyo mas madow
It is interpreted in the dream that there is a hidden enemy who is very close to your house and you do not know about it. Perhaps that enemy is a neighbor or lives there. In general, beware of envious people who do not wish you well. The dream is a warning. On the other hand, beware of doing something to someone without knowing that it will hurt them, because that tree you want to cut down is what makes that enemy angry.
