Riyada daanyeer leygu dirayo kadib aan duulayo
Riyada:
Asc riyo ifasira ano dad kadhu manaya melcidla oo duura kadib waxaiga horyimid wil yar oo dugsi USOCda oo wata danyer madow waigudiray danyerki ana waxankudhahay igalexo oo udhartay danyerki wana igalexday meshu wamel barwaqa oo kabaxayan miro kala nuca kadib wanduulay geedo dheedheer oo aaducagaran tatabanayay dhulkana waxa iimuqday beer qare waxankudagtay mel ladhisayo kasamesan geedo qoyan shaqale ya dhisayay iguyiri meshan nina kudhacay wanadhintay.

Fasirka:
Daanyeerka lagugu dirayo waa nin xun oo aan akhlaaq lahayn riyada waa digniin iska jir raga xunxun oon akhlaaqda lahayn, sidoo kale riyada waxaa laga fahmayaa inaad ka badbaadayso, oo aadan ku dhici doonin wax dhib ah, duulitaanka aad duulayso waa badbaado iyo sarrayn.
Riyada duulitaanka halkan ka daawo
The monkey that is being sent to you is a bad and immoral man. The dream is a warning to beware of bad and immoral men. The dream also means that you will be safe from them and will not encounter any harm. The flight you are flying is safe and exalted.
