Waxaa jirtay naag garoob ah oo reer Xamar ah, naagtaas asal ahaan waxay kasoo jeeddaa carabta yaman. Waxay ahayd naag niman badan ay soo fureen, waxaana la sheegay in nimanka ay ka carari jireen, illeen waxay ahayd naag aan la celin karin. Waxaa kuu sii dheer waxay ahayd naag qayisho oo jaadka aad u cunto. […]
