Dhaxalsugaha Dubai Sheekh Xamdan bin Maxamed bin Raashid Aal-maktuum ayaa faafiyay video oo uu ka muuqdo isagoo duulaya, Wuxuu xirtay qalab garbo leh oo qofka ku duuli karo, wuxuu iska soo tuuray dayuurad Helicobacter isaga iyo qof kale saaxibkiisa ah, muuqaalka wuxuu soo dhigay Instagram wuxuuna kusoo qoray: “mustaqbalka waa halkan” نشر ولي عهد دبي […]
