Qiso Hooyo ducadeeda kuu caddeynayo Daar weyn oo ka kooban ayaa waxaa kacay dab ballaaran. waxaa uu qabsaday dabka dabaqyada hoose. dadka deganaa dabaqyada sare waxaa laga dalbaday inay kor fuulaan sidii loo daadgureyn lahaa. waxaa ku jirtay dadka kor deganaa haweeney oo la joogto hooyadeeda oo waayeel ah, iyo cunug yar naas nuug ah. […]
