Categories
Sharxidda Axaadiista Tafsiirka Aayadaha Quraanka

Naxariista Alle sida lagu helo

Naxariista Alle sida lagu helo Alle naxariistiisa waxaa lagu heli karaa camal suuban sidoo kale in loo naxariisto wax kastoo nool axaadiista ku soo aroortay naxariista Alle lama soo koobi karo sidoo kale aayado ayaa kusoo arooray naxarista Alle. Abuu Hureyra  –Ilaahay raalli haka noqdee – waxaa laga wariyay inuu Nabiga – naxariis iyo nabadgelyo […]

Categories
Sharxidda Axaadiista Tafsiirka Aayadaha Quraanka

Alle siduu dambiga uga cafiyo addoomaha iyo fudeydka diinta

Alle siduu dambiga uga cafiyo addoomaha iyo fudeydka diinta Alle subxaanahu wataacaalaa wuxuu soo dejiyay diin sahlan oo qofka aan dhib ku ahayn taasna waxaa kusoo arooray aayado badan iyo axaadis badan Alle wuxuu leeyahay – subxaanahu -: (وَمَا جَعَلَ عَلَيْكُمْ فِي الدِّينِ مِنْ حَرَجٍ مِّلَّةَ أَبِيكُمْ إِبْرَاهِيمَ هُوَ سَمَّاكُمُ الْمُسْلِمِينَ مِن قَبْلُ وَفِي هَذَا […]

Categories
News

Murshidka Iran oo familka Qaasim Sulaymaani booqday

Murshidka Iran oo familka Qaasim Sulaymaani booqday Murshidka Iran Cali Khaamina’i oo booqday guriga Qaasmin Suleymaani si uu ugu tacsiyeeyo familka Suleymaani. Wuxuu meesha ku qaabilay Xaaska Suleymaani iyo ilmihiisa.   Sawirada waxaa laga qaaday markuu joogay guriga Qaasmin Suleymaani oo lagu dilay magaalada Baghdaad caasimadda dalka Ciraaq.   Iran’s Supreme Leader Visits Qasem Soleimani’s […]

Categories
News Sawirada

Sawiro kulminaya Suleymaani iyo Nasrullaah

Sawiro kulminaya Suleymaani iyo Nasrullaah Waxaa gowr dhow lasoo saaray sawiro ay isla galeen hoggaamiyaha Xisbullaah Xasan Nasrullaah iyo Jen. Qaasim Suleymaani. oolagu dilay weerar uu qaaday maraykanka. Sawirada waxay tilmaamayaan ninkan kaalinta uu ka cayaarayay Lebanon iyo Suuriya. Suleymaani oo la sheegay inuu yahay ninka ka dambeeya qorshaha Iran inay ku fiddo waddamada carabta. […]

Categories
Fatwada

Dambiga raga dabada laga fuulo

Dambiga raga dabada laga fuulo Su’aasha: walaal ninka dabada laga fuulo gaal muu noqonaa sida qoom luud oo kale qofka sidas samaynaya diinta maxay ka qabtaa fadlan jawaab degdeg. Jawaabta: Nin inuu nin kale u tago waa dambi ka mid ah dambiayada waaweyn, kan laga fuulayo iyo kan fuulaya labada waa isku mid, wuxuu ka […]

Categories
News

Hablaha nabadsugidda Somaliland

Hablaha nabadsugidda Somaliland Somaliland oo rabta inay gooni u baxdo iyadoo ku eersheeganaysa in la dulmiyay siiba nidaamkii maxamed Siyaad Barre oo dhib weyn u geystay dadka reer waqooyi. marka soomaali ay burburtay Somaliland waxay xiratay xuduuddeeda waxayna rabtaa inay dhisato nidaam iyada gaar u ah. laakin beesha caalamka ilaa iyo hadda uma oggola inay […]

Categories
News

Qaasim Suleymaani oo shirqool lagu dilay

Saaka wuxuu sheegay talfiishanka Ciraaq in diyaarado ay leedahay America ay weerar ku qaadeen gaari uu saarnaa General Qaasmin Sulaymaan oo ahaa hoggaamiyaha qeybta ciidanka feylaq la-qudus ee ay Iran maamusho. waxaa la socday Abu Mahdi Almuhandis isna ahaa hoggaamiye ku xigeen Alxashd shacbi ciidan loo yaqaano,  wuxuu ku dhintay isla weerarka. Qaasim Sulaymaani oo […]