Murshidka Iran oo familka Qaasim Sulaymaani booqday
Murshidka Iran Cali Khaamina’i oo booqday guriga Qaasmin Suleymaani si uu ugu tacsiyeeyo familka Suleymaani.

Wuxuu meesha ku qaabilay Xaaska Suleymaani iyo ilmihiisa.
Sawirada waxaa laga qaaday markuu joogay guriga Qaasmin Suleymaani oo lagu dilay magaalada Baghdaad caasimadda dalka Ciraaq.
Iran’s Supreme Leader Visits Qasem Soleimani’s Family
Iran’s Supreme Leader Ali Khamenei visited the home of Qasem Soleimani to offer condolences to the family of Soleimani.
He was welcomed by Soleimani’s wife and child.
The photos were taken while he was at the home of Qasem Soleimani, who was killed in Baghdad, the capital of Iraq.
