Categories
Caafimaadka Health

Dhuxusha ma dhib bay u keenaysaa ilkaha

Dhuxusha ma dhib bay u keenaysaa ilkaha Su’aasha: Dhuxusha ilaka lagu nadiifnayo wax dhib miyay u keeni kartaa, jirro afka ku dhici karta maa laga qaadaa. Jawaabta: Dhuxusha waxay ka mid tahay waxyaalaha ilkaha lagu nadiifin karo, laakin waxaa shardi ah inay ahaato mid nadiif ah sidoo kale mid aan wadanin wax kale oo aan […]

Categories
Caafimaadka Health

Shiirka xishoodka iyo dhididka gacmaha

Shiirka xishoodka iyo dhididka gacmaha Su’aasha: Shiir daran ayan isku arkay siiba marka aan cabsado ama wax aan ka walwalo, sidoo kale waxaan aad uga dhididaa cagaha iyo calaacalada fadalna maxaa keena arintaas, waxan ahay gabar aan wali guursanin waxan jiraa 23 sano. Jawaabta: Shiirka qofka markuu xishoodo ama uu baqo ama uu kacaso waa […]

Categories
Caafimaadka Health

Dheg xanuun maxaa daawo u ah

Dheg xanuun maxaa daawo u ah Su’aasha: Waxan isku arkau malmahan dheg xanuun, marka ay xanuunka bilowdo dhegta dhub ayay guux wa u eg ayaa ka yeeraya daawo maxaa u ah. Jawaabta: Cudurka dheg xanuunka waa wax dadka ku badan mararka qaar qof hal dheg ayaa ka xanuunta marka kalena labada dhegood, xanuun fudud iyo […]

Categories
Taariikh - History

Wasiirada warfaafinta Soomaali 1960-2020

MINISTRY OF INFORMATION SOMALIA (1960-2020) Ministers of information Somali: WASIIRRADII WARFAAFINTA EE SOO MARAY SOOMAALIYAA:- Halkan waxaa ku xusan inta sawiir warfaafin soo martay dalka Soomaali 1.) Ali Mohammed Hirabe 1960-1964 2.) Yusuf Aden Bokah 1964-1967 3.) Hassan Haji Omar Camey 1967-1969 4.) Dr.Ismail Jimale Ossoble 1969-kii 5.)Mohamed jama Ahmed “juge” 1969-1970 6.) Ismail Ali […]

Categories
Caafimaadka Health Talooyinka Consultation

Kaadida maxay u xirantaa xiliga kacsiga

Kaadida maxay u xirantaa xiliga kacsiga Su’aasha: walalayal waxaan la’ahay qof iiga jawaabo su’ashan oo ah marka qofka kacsado kaadida maxay u istaagtaa kaadida iyo manida ma is diisayaan raga iyo dumarka maka siman yihiin taas. Jawaabta: Waa dabiici qofka markuu kacsado inay xiranto kaadida waayo kaadida waxa ay wadato biyaha ninka lid ayay ku […]

Categories
Caafimaadka Health

Caloosha dumarka maxaa lagu yareeyaa

Caloosha dumarka maxaa lagu yareeyaa Su’aasha: Waxan ahay xaas marka aan dhalay labo da’ waxaan isku arkay calooshayda oo baruur badan yeelatay si kaste an cuntada isaga yareeyo isma badalayso  dumarka calooshooda maxaa sabab u ah dhalmada miyaa ama sabab kale ayaa jira, ninkayga waxaan ku arkay inuu qaabkaas dhibsanayo mar kaste wuxuu igu soo […]

Categories
Sharxidda Axaadiista

Noocyada shuhadada oo xadiiska kusoo arooray

Noocyada shuhadada oo xadiiska kusoo arooray Shahiidnimada waa darajo aad u sarraysa qof kaste ma helo, diinta islaamka meel weyn ayay geysay dadka shuhadada. Marka noocyo badan ayay leedahay shaiidnimada  axaadiista soo socota ayaana faahfaahin dheeraad ka bixisay: Shuhadada noocyo badan ayay leeyihiin rasuulka scw ayaa xadiiskan noogu caddeeyay wuxuu yiri rasuulka:  (مَنْ قُتِلَ دُونَ […]