Categories
Caafimaadka Health News

Waa maxay Hantavirus

Xanuuun Hor Leh oo Ka Dilaacay Shiinaha Kaas oo Ka Halis Badan Coronovirus Alle Ha Sahlo Amuuraha ………………. Hantavirus oo Ah Virus Kale oo Ka Dilaacay Wadanka Shiinaha Ayaa Waxa U Dhintay Hal Nin Sida Ay Qortay Majalada ‘International Times’ ee Shiinaha, ninka ka oo Ka soo jeeda gobolka Yunnan ayaa u dhintay virus-ka isaga […]

Categories
Caafimaadka Health

Saliid seytuun qaababka ay dareenka u kordhiso

Saliid seytuun qaababka ay dareenka u kordhiso Su’aasha: waxaan maqlay saliid seytuun aad bay ugu roon tahay galmada  arrinkaas maxaa ka jira hadii ay se jirto arintaas sidee loo adeegsadaa. Jawaabta: Saliidda seytuunka waxay ka mid tahay waxyaalaha aad ugu fiican xididaha dhiigga, waxay waasicisaa xididaha dhiigga mara, sidaa awgeed dareenka ayay kordhisaa taasna waxaa […]

Categories
Caafimaadka Health News

Gobolka Banaadir iyo cudurka Corona sawiro

Gobolka Banaadir iyo cudurka Corona sawiro Soomaali oo la sheegay in laga helay hal qof oo qaba cudurka corona, waxaana la sheegay qofkaas inuu ka yimid dalka shiinaha. Gudoomiye ku xigeenka arrimaha Bulshada iyo Wacyi galinta Maamulka Gobolka Banaadir Marwo Basma Aamir Jakeeti ayaa Maanta kormeertay Xarunta Qaran Ee Hubinta Bedqabka Dadweynaha Halkaas oo loogu […]

Categories
Talooyinka Consultation

Raga dareenka badan maxaa daawo u ah lots of men feelings

Raga dareenka badan maxaa daawo u ah lots of men feelings Su’aasha: Asc marka hore walaal waad ku mahadsantihin shaqada aad u haysaan bulshada جزاكم الله خير الجزاء Suaashaydu waxa weeye wll kacsigayga ayaa aad u daran ma siigaysto hada filiman xun xun ma daawado alx , cunto nafaqo lehna ma cuno , xataa xaas […]

Categories
Talooyinka Consultation

Sixirka sidee lagu gartaa iyo qofka in la sixray

Sixirka sidee lagu gartaa iyo qofka in la sixray Su’aasha: Sixir qofka uu hayo calaamad gaar ah miyuu leeyahay oo lagu garan karo, dadka intooda badan waxay dhahaan hebel waa la sixray marka waxaan rabi lahaa inaad ii sheegtaan caalamada sixirka lagu garto hadday jiraa. Jawaabta: Sixirka waa wax jiro oo uu quraanka sheegay, shayaadiinaana […]

Categories
News

درس الأسبوع الرابع: ضمير الملكية

  [pdf id=10225] Magacuyaal lahaanshiyeedka | ضمير الملكية   ضمير الملكية في الصومالية معقّد نوعا مّا ويحتاج إلى تركيز، فهذا الجدول محاولة لتبسيطه قبل الشروع في عرض أمثلته. -ay (-ga, -da) qalinkayga, lacagtayda لي -aa (-ga-, -da) qalinkaaga, lacagtaada لك -iis (-a) qalinkiisa, lacagtiisa له -eed (-a) qalinkeeda, lacagteeda لها -een (-a) qalinkeena , lacagteena […]

Categories
News

درس الأسبوع الثالث: ضمير الفاعل المتصل

Magacuyaal yeeleedka xiriirsan | ضمير الفاعل المتصل   Aan Waan weyddiiyay. سألتُ. Aad Waad weyddiisay. سألتَ. Uu Wuu weyddiiyay. سأل. Ay Way  weyddiisay. سألت. Aynu Waynu weyddiinay. سألنا. Aannu/aan Waan weyddiinay. سألنا. Aydin/aad Waad weyddiiseen. سألتم. Ay Way weyddiiyeen. سألوا. Maskax Cirrid Baso دماغ لثّة جمجمة Sanbab Lafdhabar Feer رئة عمود فقري ضلع Calool Laf […]