Magacuyaal yeeleedka xiriirsan | ضمير الفاعل المتصل

| Aan | Waan weyddiiyay. | سألتُ. |
| Aad | Waad weyddiisay. | سألتَ. |
| Uu | Wuu weyddiiyay. | سأل. |
| Ay | Way weyddiisay. | سألت. |
| Aynu | Waynu weyddiinay. | سألنا. |
| Aannu/aan | Waan weyddiinay. | سألنا. |
| Aydin/aad | Waad weyddiiseen. | سألتم. |
| Ay | Way weyddiiyeen. | سألوا. |
| Maskax | Cirrid | Baso |
| دماغ | لثّة | جمجمة |
| Sanbab | Lafdhabar | Feer |
| رئة | عمود فقري | ضلع |
| Calool | Laf | Maqaar |
| معدة | عظم | جلد |
| Hunguri | Mindhicir | Dhiig |
| مرئ | معىً | دم |
| Beer | Kelli | Wadne |
| كبد | كِلية | قلب |
| Maqaarkayga ayaan daaweeyay. | عالجت جلدي. |
| Dhakhtarka kellidayda ayuu baaray. | فحص الطبيب كليتي. |
| Waan baari doonaa lafahayga. | سوف أفحص عظامي. |
| Maqaarkayga daryeel ayuu u baahan yahay. | جلدي يحتاج إلى عناية. |
| Dhiiggayga ayaan baari rabaa . | أريد تحليل دمي. |
| Ma cuno wax beerka dhibaya. | لاآكل ما يضرّ الكبد. |
| Maskaxdayda waan ilaaliyaa. | أحافظ على دماغي . |
| Faadumo: cunuggayga wuu xanuunsan yahay. | فاطمة: طفلي مريض. |
| Dhakhtarka: halkee buu ka sheeganayaa (halkee laga hayaa)? | الطبيب: من أين يشتكي؟ |
| Faadumo: ma ogi, si daran buu u ooyaa habeen kasta. | فاطمة: لا أدري، يبكي بشدة كل ليلة. |
| Dhakhtarka: sug aan baaree. | الطبيب: انتظري أفحص. |
| Faadumo: waa hagaag. | فاطمة : حسنا. |
| Dhakhtarka: cirridka ayuu ka bararsan yahay. | الطبيب: عنده تورّم في اللثة. |
| Faadumo: mararka qaarkood dhiig ayaan afkiisa ku arkaa. | فاطمة: أحيانا أري دما في فمه. |
| Dhakhtarka: waa inuu qaataa daawadan seddex jeer . | الطبيب: يجب أن يتناول هذا الدواء ثلاث مرات. |
| Faadumo: mahadsanid. | فاطمة: شكراً. |
| Dhakhtarka: adaa mudan. | الطبيب: عفواً. |
Su’aalaha
- Dhammeystir weeraha soo socda wax aka maqan
W…… weyddiiyay.
W….. weyddiisay.
W….. weyddiiyay.
W…. weyddiisay.
W…. weyddiinay.
W….. weyddiinay.
W…. weyddiiseen.
W…… weyddiiyeen.
- Kasoo saar weeraha soo socda magacuaal yeelaaedka xiriirsan kaddib tarjun
| Maqaarkayga ayaan daaweeyay. |
| Dhakhtarka kellidayda ayuu baaray. |
| Waan baari doonaa lafahayga. |
| Maqaarkayga daryeel ayuu u baahan yahay. |
| Dhiiggayga ayaan baari rabaa . |
| Ma cuno wax beerka dhibaya.
مراجع: 1- Naxwaha Af soomaaliga, Shire Jaamac Axmed, 1976. Muqdisho Soomaaliya. 2- A Grammar of the Somal Language, J. W. C. KIRK 1905, Cambridge University. 3- الكاشف قاموس عربي صومالي. مؤمن عالم 2009 القاهرة
|
