Qaxwada10-ka Faa’ido ay leedahay Benefits of coffee Faa’idooyinka ay leedahay qaxwada ama bunka uu leeyahay. Qaxwada waxay u roon tahay xididyada dhiigga soo qaada Cholesterol-ka dhiigga ayay ka dhigtaa sida laga rabo. taas oo keenaysa jirrooyinka wadnaha inay kaa ilaaliso Maskaxda ayay ka qaaddaa caajiska iyo wahsiga jirka waxay siisaa firfircooni marka qaxwada muhim. Qaxwada […]
