Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada qof madax ka noqday isbitaal

Su’aasha: Asc wllo Waxan ku riiyooday anoo isbitaal weyn madax la iiga dhiigay anigana ma baran cafimaadka ee waxan bartay Dhaqalaha niyadeeda kuma jirin inan isbitaal shaqo ka raadsada balse xilkas muxuu noqon kara. Jawaabta: Riyada guud ahaan waxay tilmaamaysaa noloshaada inaad guul heli doonto adoo nabad qaba, isbitaalka wuxuu tilmaamaa caafimaad iyo badbaado, marka […]

Categories
Fatwada

Nin ayaan lacag si been uga cunay cibaadada ma layga aqbalaa

Su’aasha: Asc Wllo 1. Waxan lacag ka qaatay qof Muslim ah lacagtana waxan ugu qaatay been aan u sheegay inan shaqo geeyn doona balse shaqadii waala wayay lacagtiina way igu baxday manta meel aan ka keena ma aqaano waxana ka cabsanaya Alle SWT in uu iga carooda anigana ma awooda inan lacagtiisa hadda u celiya […]

Categories
Fatwada

Ma tawbad keeni kartaa hadii aad shaki ka qabto danbi

Su’aasha: Asc… aad baad u mahadsantihiin. Waxan jeclaystay inaan idin waydeyo hadee anad hubin inad danbi ku dhacday iyo inkale, shaki kaaga jiro, danbigaa hade aad iska tawbad keento, ilahay (swc) ma iga aqbalayaa?? Jawaabta: Towbadda mar walba waa laga rabaa qofka inuu towbad keeno, waayo dambiga maba ka dhamaado qofka, haddii aad dambi gashay […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada aabahayga oo i dhufanaya oona ii xanaaqsan

Riyada aabahayga oo i dhufanaya oona ii xanaaqsan Riyada: Asc wllo. Asc wllo waxan xalay ku riiyooday Abahay iyo Adeerkay isla jooga in ay abahay gacan ii qaaday kadib anigana waan ka jawabay gacanta oo an gacan u qaaday muxuu noqon kara fasiirkeeda in waalidkay uu garacay asaga oo wata Ul kadib anigana aan ku […]

Categories
Fatwada

Ninkayga caanaha naaska ayuu iga cabbaa ma iga furmaa

Ninkayga caanaha naaska ayuu iga cabbaa ma iga furmaa Su’aasha: ninkayga wuxu jecel yahay marka uu istinka samaynayo inuu naasaha iga jaqo, mararka qarkooda caano ayaa kasoo daato wuuna cabbaa waxan maqlay ninka hadu cabbo caanaha xaska nagtiisa way ka furmaysa hooyo ayay u noqonaysaa fadlan jawab. Jawaabta: Ninka hadduu xaaskiisa caanaheeda cabbo kama furmayso […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada guurka qof madax ah maxay noqon kartaa

Su’aasha: Asc walaal maxay noqon karta qofkii Riyo ku arkaa isagoo guursanaya nin madaxweyne ah nin kaas na waa Mudane Farmaajo.?? Jawaabta: Guurka qof madax ah wuxuu tilmaamayaa qofka ku riyooday inuu yeelan doono magac iyo muuno. sidoo kalw wuxuu noqonayaa qof aad looga dambeeyo jago ama hanti ha ahaadaane waxa lagaga dambeynaya, qofka madaxa […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Fasirka riyada marada cad waa maxay

Su’aasha: asc walal waxan ku riyooday ayado wiil aan aqano balse muqal qof kale leh oo guriga igu imanayo salan kadib wuxu ibinaya goayaal huudhey ah oo aad u qurux badan go.yasha waa wada cadaan dil dilmo leh midkastana fodarahiisa wado ada u rabanoya waxanse leyahay hada goayal waa i yalan ee markala ka qadana […]