Categories
Fatwada Sharxidda Axaadiista

Qofka is weyddiiya yaa Alle abuuray ma muslin baa?

Su’aasha: Qofka niyaddiisa ay soo galayaan yaa abuuray Alle oo maanta oo dhan taas ka fikira iyo waxyaabo kale aan meesha ku sheegi karin qofkaas gaal miyuu noqonayaa, illeen iimanka waa qalbigee arintaas walwal daran ayay igu haysaa walaalayaalow ila taliya. Jawaabta: Qofka waxyaalaha qalbigiisa ku wareegta oo la xiriira jiritaanka Alle iyo quraanka iyo […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada gacan gaaban maxay noqon kartaa

Riyada gacan gaaban maxay noqon kartaa Riyada: Asc walaal maxay noqon kartaa riyada qofka oo hal gacan ka gaabatay ama gacan gaaban leh mida bidix da ayey iila egtahay gacantaas, riyada dhexdeda ayad isku waydiinayaa waxa gacanta gaabiyey in uu muruq iga galay iyo in kale. Fasirka: Gacanta guud ahaan waxyaabo badan ayay tilmaamaysaa marka […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Fasirka riyada tahriibka Yurub

Asc wllo Su’aasha: Asc wllo waxan ku riiyooday anoo tahriibaya marka oo galay wadaamda Europe fasiirkeeda muxuu noqon kara. Jawaabta: Riyada guud ahaan waxay tilmaamaysaa isbaddal ku imaan karo noloshaada, xaalkaaga oo isu baddali doono si ka duwan sida aad hadda ku sugan tahay, marka hijrada ama safarka waa nolosha oo isbaddalaysa guud ahaan ma […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada cusbada ama milixda

Riyada cusbada ama milixda Riyada: Qofkii riyo ku arko qof cusbo qofka siinaya oo cusbada ay tahay mid aad u cad si fican u shidan markaas qofkii wuu ka qaadanayaa cusbada riyada maxa lagu fasiri karaa. Fasirka: Cusbada waa wax wanaagsan oo khayr ah wuxuu noqon karaa arrinkaas xaalad wanaagsan oo qofka lasoo gudboonaanaysa, marka […]

Categories
News Siyaasa - politics Taariikh - History

Taariikh nololeedka Maxamed Xuseen Rooble RW cusub

Taariikh nololeedka Maxamed Xuseen Rooble RW cusub Madaxweynaha dowladda federaalka Farmaajo ayaa u magacaabay 17-ka bisha 9-aad 2020 Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mohamed Hussein Roble. Ninkan oo baddalay Xasan Cali Khayre oo xilka laga qaaday dhowaan, markii ay khilaafaad soo dhexmareen isaga iyo madaxweynaha soomaaliya kaddib. Waxaa la sheegay ra’iisul wasaaraha cusub inuu kasoo jeedo gobolka […]

Categories
Bulsho Society

Habarta rabta Soomaali inay dhaqan xun qaataan

Habarta rabta Soomaali inay dhaqan xun qaataan Qorshaha lala maagan yahay bulshada soomaaliyeed ma aha wax hadda yimid.   Soomaali maxaa lagu haystaa? ماذا ارتكب الصوماليون؟ Kaalinta kacaanka uu ka qaatay dhaqanrogga. دور الثورة في تغيير العرف Danta laga lahaa burburka 30-ka sano. الهدف من التدمير خلال 30 عاما Madax badan oo hoos gaalo ka […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada roobka oo dabayl iyo duufaan wata

Riyada roobka oo dabayl iyo duufaan wata Riyada: Riyada roobka aad ka u daran oo guriga oo dhan biyo ka dhigya markaas wuxuu wataa gugac iyo hilaac daran wuxuu iftiiminayaa xaafadda oo dhan dadka dhan way carayaan waxay ka baqayaan daadka roobka ka dhashay wuxuuna wataa dabeyl daran sida duufaanta oo kale riyadaas fasirkeeda muxuu […]