Categories
Riyooyinka Dreams

Isla riyadii aan hada idiinla wadaagay ayaan wax idiinka weydiinayaa

Su’aasha: Walaal habaryarta na soo booqatay riyada dhexdeeda wali iskuma aanan dhicin saasey tahayna dad is xiriiriyana ma ahayn marka taasoo kale sow macna kale ma yeelan karto. Jawaabta: Marka haddii sidaas ay tahay fasirka riyada wuxuu noqonayaa wax wanaagsan oo aan ahayn wax laga naxo, waxaa muhimsan marka qofka uu riyo soo qorayo inuu […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada dad qaraabadeena oo nala joogo

Su’aasha: Walaal waxaan riyo ku arkay Islaan habaryartay ah, oo hooyadey la ilmo adeer ah oo nala joogto iyada iyo wiil aan u maleeyey inay dhashay riyadaas maxaa lagu fasiri karaa. Jawaabta: Riyadan waxay ku xiran tahay dadkaas xiriirkiina siduu yahay hadday yihiin dad idin xiriirinayay riyada waxay tilmaamaysaa inay idin soo dhowdahay farxad guur […]

Categories
Talooyinka Consultation

Sidee go’aan adag looga qaadan karaa caadada siigeysiga

Sidee go’aan adag looga qaadan karaa caadada siigeysiga Su’aasha: Walaal waxaan ahay nin doob ah, badanaa waxaan isku dayaa inaan caadadan siigada la leeyahay aan iska jaro inkastoo aan u badnayn hadana isbuuc hadaan ka go’aan gaaro waxaan isku arkaa anoo howshii wado isbuuca kale mida kale ee ii sahleysa waxay tahay waxaan daganahay guri […]

Categories
Caafimaadka Health Fatwada Talooyinka Consultation

Qofka biyaha shahwadiisa ma liqi karyaa!

Su’aasha: Walaal qofka ragga ah, haduu biyaha shahwadiisa liqo sow faa’ido umalahan bal intaas haleygaga soo jawaabo. Jawaabta: Lama oggola in la liqo biyaha shahwada kuwaaga iyo kuwa dadka kalaba waayo waxaa lagu tiriyaa waxyaabaha la kahado inkastoo aysan nijaas ahayn lama cuni karo, waa sida hargabka iyo diifka oo kale waa daahir laakin lama […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Fasirka riyada oo lala hadlayo qof wasiir ah

Su’aasha: Asc wllo waxan ku riiyooday anoo la hadlaya nin masuul ah oo wasiir ah waxana kula hadlayaay telefan marka nin waan aqaana balse waligay lama hadal marka muxuu noqon kara fasirkeeda. Jawaabta: Riyadan waxaa lagu fasiri karaa inay kuusoo dhow yihiin arrimo aad ku farxi doonto, arrimahaas oo ah hanti iyo magac, waxaa laga […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Fasirka riyada timirta marka la cunayo

Fasirka riyada timirta marka la cunayo Su’aasha: Asc waxaan ku riyooday anigoo timir cunayoo riyadaa maxa lagu fasirii karaaa. Jawaabta: Riyada cunidda timirta waa riyo aad u wanaagsan waxaa lagu fasiraa arsaaq badan iyo hanti kayd oo qofka uu wax ka cuni doono. sidoo kale waxaa lagu fasiraa iiman iyo quraan akhris timirta waa cunto […]

Categories
Caafimaadka Health

Siigada hubintey iga daciifisay maxaan isku daaweeyaa

Siigada hubintey iga daciifisay maxaan isku daaweeyaa Su’aasha: Waxan aad u badsaday siigada maalin kaste waxan ku kor sigaystaa aflaanta wasmada waxan isku arkay guska inuu iga daciifay maba awoodo inaan si xoog u kacsado xog uma taagmo dhibkas ayaa i haysta xal ii keena. marka waxan idinka rabaa inaan si caadi noqdo sidii hore […]