Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada cuntada bariiska iyo digirta saaxiib lala cunayo

Su’aasha: Asc wllo xalay waxan ku riiyooday anoo la jooga wiil aan saxiibo oo igu dambeyday muddo 9 sano waxana la cunayay Cunto Bariis iyo Digir wali si dhuumalaysi ayan ku cunayay cuntada. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa saaxiibkaaga wanaagga idin ka dhexeeyo iyo qiimaha aad isu haysaan, sidoo kale inaad ku kulmi doontaan khayr iyo […]

Categories
Riyooyinka Dreams Talooyinka Consultation

Riyooyinka tirada badan ma caafimaad darro baa

Riyooyinka tirada badan ma caafimaad darro baa Su’aasha: Sidaan 21 sano ugaley habeeno badan ayaan riyooyin arkaa qaar waan ilaawaa subaxdi markaan soo kaco qaarne waan xasuustaaa marka Riyooyinkaan tirada badan mexey yihiin caafimaad daro miyaa. Jawaabta: Riyada badan waxay tilmaamaysaa fikirka qofka iyo walwalka uu ku jiro, inta badan waxaa riyo badan arko dadka […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada dhimashada ayeeyada mar hore dhimatay

Su’aasha: Markaan hurdada kasoo kacay xili saq dhaxe ah oo aan Riyo xun ku riyoonayey aan marlabaad jiifsadey riyo kale ayaan arkey Ayeeyadeey hooyo dhashey oo dhimatey 2015 ayaan iyadoo dhimatey aan arkey oo dadki qaraabada ahaayeen markey imaadaan iska oynaya taasine mexey tahay. Jawaabta: Riyada ayeeyada dhimatay oo lagu arko riyada iyadoo dhimanaysa waxay […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada rag toorey wata oo weerar soo qaaday

Su’aasha: Riyadan waxaan kuriyoodey Xaley waxeyna tahay Xili habeen anigoo banaanka iskaga caweynayo ayaa guriga waxaa yimid 3 nin oo toorey wata Anigane quf ayaa ii waramaayo markaan usoo socdey guriga waxaan arkayey dad badan oo saf ku jira sida in la isoo dhaweynayo oo kalle markaan gurigi imid 3 nin midka mid ah ayaa […]

Categories
Caafimaadka Health

Cuncun aan hebeenkii lala seexan karin sababaha iyo daawada

Cuncun aan hebeenkii lala seexan karin sababaha iyo daawada Su’aasha: qof says habeenkii markay sanqadhu istaagto waxa ku bilaabmaya cuncun daran,oo u diidey hurdada. cuncunkaasi wuu sii bataan uun,qofku calaamad kale iskumuu arkin maxaa qofkaa lagu sheegi karaa daawadiisa ka hirtaga dadka kale si aanay ugu dhici Autoimmune ma noqon karaa oo isagu ma is […]

Categories
Caafimaadka Health

Maxaa halleeya neerfayaasha geedka ninka

Maxaa halleeya neerfayaasha geedka ninka Su’aasha: Guskeyga asoo taagan ayaan xoog u jiiday salkiisa si kedis ayuu ku damay waaba kacasan wqaayay wax yar ayaan hada roonaya lakin uma taagmo sidii hore uu tagmi jiray kacsiga subaxdii waa iga haray wagii hore subaxdii wuu kici jiray maxaa jiro ila taliya. Jawaabta: Waxaa laga yaabaa neerfayaasha […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada awoowaha oo istbitaal loo wado

Su’aasha: Asc wllo xalay waxan ku riyooday Awoowgey 4 sano ka hore dhintay anoo isbitaal u wada asaga oo xanuunsan. Maxay noqon karta marka fasiirkeeda qof dhintay oo isbitaal loo wada. Jawaabta:  Riyada awoowaha oo jirran waa riyo tilmaamaysa in dhibaato ay kugu soo socoto iyo walwal, waxay tilmaamaysaa wax xun inuu ku qabsan doono, […]