Categories
Caafimaadka Health

Daal iyo caajis ayaa igu dhacay markaan joojiyay siigada

Daal iyo caajis ayaa igu dhacay markaan joojiyay siigada Su’aasha: Asc wll wan idin salamay Wana idin kaga mahad celinaya sida wanagsan àad hoowshan uwadan idinko ka egaya Dan kasta din ahay cafimad ahan waxaan idin weydin laha afadan xun ayan muda waday hada wanjoojiyan alxamdullilah malmahan waxaan isku arka cajiin ilgoo daal fara badan […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Qofkii ku riyoodo asoo nin geedka ka qabanayo

Su’aasha: Xaley waxaan ku riyoodey aniga oo wiil yar aan aqaano Farjigiisa u kicinaayo kadib dad aan arkaayo aan u qarinaayo farjigiisa. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamysaa inaad gaari doonto wax kugu adkaa elitaankiisa, riyada sida ka muuqata ma aha, qofka caadi ahaan wuxuu u malaynayaa marka uu arko riyo galmo iyo raaxo iyo kacsi iwm. […]

Categories
Fatwada

Suuqa IQ Option ma laga shaqaysan karaa

Su’aasha: walaal waxaan ubaahnaa inaan ka shaqeysto suuqa la yiraa IQ Option marka hadii aan ka shaqeysanaayo lacagta aan ka helo xaaraan miyaa wax ribo ah kuma arkin micnaha lacag la isaaranaayo marka suuqaas war iga siiya {mahadsanidiin}. Jawaabta: Waa maxay IQ Option ? marka hore waa inaan ogaano waxa IQ Option tahay, waa shirkad […]

Categories
Caafimaadka Health Fatwada

Nin kacsanaayo haduu nin kale ku kacsado maxay la xiriirtaa?

Nin kacsanaayo haduu nin kale ku kacsado maxay la xiriirtaa? Su’aasha: Raga markay arkaan rag saaxiibadooda oo kacsanaya iyaguna ka daba kacsada maxaa la dhihi karaa mideeda kale nin inuu ninkale cowradiisa arko ma dambi baa. Jawaabta: Ninka dabiici ahaan rag kale uma kacsado mana aha waxaas wax fidri ah, qofkii nin kale u kacsado […]

Categories
Fatwada

Qolada Takfiirta ee dadka gaaleysiisa shiicada mey xisaabsan yihiin?

Qolada Takfiirta ee dadka gaaleysiisa shiicada mey xisaabsan yihiin? Su’aasha: Culimada Takfiiriyiinta ma waxay raacsanyihiin muslimiinta suniga ah mise kuwa shiicada mida kalena warbixin iga Takfiirtu waxa ay yihiin iyo sida ay u dhaqmaan. Jawaabta: Takfiirta marka hore waxay soo baxeen markii ay is dagaaleen saxaabada, gaar ahaan Cali bin Abii Daalib iyo Mucaawiye bin […]

Categories
Caafimaadka Health

Dareenka ibta naasaha raga iyo hormoonka dumarka

Dareenka ibta naasaha raga iyo hormoonka dumarka Su’aasha: Asc wll markan xaskeyga la galmoohayo naasaha in lay salaaxo kacsi waali anka qaadaa taasi hormone dumarka miyaa igu badan. Jawaabta: Raga inay ka dareemaan raaxo marka ay la raaxaysanayaan xaasaskooda waa wax dabiici ah, ibta naasaha raga dareen ayay leeyihiin sida haweenka oo kale, raga badankooda […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada Anoo xaako iska tufaayo?

Su’aasha: Wll waxaan ku riyooday ano afka xaako iisoo buuxsantay hadana iska tufaayo maxaa lagu fasiraa iiga jawaaba. Jawaabta: Riyada qofka tufaya xaakada waa riyo fiican, wuxuu ka bixi doonaa dhibaatooyinka haysta haddii dhib haysto wuxuu heli doonaa wax fiican wuxuu ka raaxaysan doonaan mashaakilka haysta, haddii deyn lagu leeyahay wuxuu helaya faraj iyo barwaaqo, […]