Nin kacsanaayo haduu nin kale ku kacsado maxay la xiriirtaa?
Su’aasha:
Raga markay arkaan rag saaxiibadooda oo kacsanaya iyaguna ka daba kacsada maxaa la dhihi karaa mideeda kale nin inuu ninkale cowradiisa arko ma dambi baa.

Jawaabta:
Ninka dabiici ahaan rag kale uma kacsado mana aha waxaas wax fidri ah, qofkii nin kale u kacsado waa qof hoogay oo fidrada khilaafay, wuxuuna hayaa waddada qoom luud.
Maxaayeelay qofka marka uu nin kale u kacsado waxay ka dhigan tahay inuu xumaanta liwaadka ku dhaco, illeen kacsiga ayaa ka tanbadinaya, sidoo kale nimanka raba in dabada laga fuulo iyaguna waa dad fidra ahaan u hoogay, qofka hadduu iska arko arrintaas waa inuu la dagaallamaa naftiisa iyo shaydaanka, ma yara nin inuu nin kale damco waa halis.
Teeda kale nin inuu nin kale cowradiisa daawado waa xaaraan waa dambi cowradana ninka waxay u dhexeysaa xudunta ama buufka ilaa jilbaha, wuxuu yiri rasuulka (SCW):
(لا ينظُر الرَّجل إلى عوْرة الرَّجل، ولا المرأة إلى عوْرة المرْأة، ولا يُفْضِي الرَّجل إلى الرَّجل في ثوب واحد، ولا تُفضي المرأة إلى المرأة في الثَّوب الواحد).
(Yuuna eegin ninka cowrada ninka kale, yaysan eegin haweeneyda cowrada haweeneyda kale, yuuna ninka la galin nin kale hal maro, haweeneydana yaysan la galin haweeneyda kale hal maro).
Muslim iyo Tirmithi ayaa wariyay
A man is not naturally aroused by other men, and this is not a fitrah. Anyone who arouses another man is a wretched person who has violated fitrah, and he is following the path of a people of lust.
Why is it that when a person arouses another man, it means that he is falling into the evil of fornication, because the arousal is more intense than that, and men who want to be ridden in the ass are also wretched people in fitrah, if a person sees this, he must fight against himself and the devil, it is not enough for a man to desire another man, it is dangerous.
Similarly, it is forbidden for a man to look at another man’s private parts, and a man’s private parts are between the navel or the buttocks and the knees.
