Falka qomluud ban sameeyay waana toobakeenay cudur ban ka baqayaa ila taliya

Falka qomluud ban sameeyay waana toobakeenay cudur ban ka baqayaa ila taliya Su’aasha: scw dr qalad ayan galay nin baa ii galmooday aad baan uga murgay arintaas waana ka towbadkeenay waana markii ugu horyso an qaladkaas sameeyo dhibka i haysta ba wuxu yahay biyaha ayaa gadaal iga galay waxan ka baqayaa cudur inay igu ridan […]
Nin ayaa i damcay qaniis nimada maloo dhashaa ?

Nin ayaa i damcay qaniis nimada maloo dhashaa ? Su’aasha: Asc waxaan in badan maqli jiray in ay jiraan qaniisiin raga hamiya ilaa ay ka timaado maalintii iigu argagaxa badneed nolosheyda waxaa i damcay wiil aan qaraabo aheyn oo si dhowna aan saaxiibo u aheyn xiliyada duhurka raga dareemahooda ayaa iska kacsan Wuxuu i qabta […]
Dambiga labo nin haday geedkooda isa saaraan

Su’aasha: labo wiil haddi ay isku qabtaan labada gus midba midka kale guskisa midka kale salsalaxo oo sidaas ay ku biyabaxan maxaa laga rabaa inay sameyan siigo miyaa mise waa dambi kale. Jawaabta: Inaad cowradaada qof kale tusto waa dambi inaad taabato cowro kale waa dambi, oo aan xaaskaaga ahayn, falkan waaba kasii daran yahay […]
Nin kacsanaayo haduu nin kale ku kacsado maxay la xiriirtaa?

Nin kacsanaayo haduu nin kale ku kacsado maxay la xiriirtaa? Su’aasha: Raga markay arkaan rag saaxiibadooda oo kacsanaya iyaguna ka daba kacsada maxaa la dhihi karaa mideeda kale nin inuu ninkale cowradiisa arko ma dambi baa. Jawaabta: Ninka dabiici ahaan rag kale uma kacsado mana aha waxaas wax fidri ah, qofkii nin kale u kacsado […]
