Sharaabka badan ee la cabo shahwada badiyo kacsigana kordhiyo
Su’aasha:
Walaal biyaha badan ee sharaabka sida liimaha oo kale hadii la cabo shahwada miyey kordhisaa mana soo celin kartaa manida iga baxday?

Jawaabta:
Shahwada waxaa kordhiya cunto kaste burutiin badan leh sida qudaarta cabbitaanka caanaha ukunta dhammaan waxyaalaha nafaqada leh, gaar ahaan kalluunka iyo caanaha iyo hilibka iyo digaaga sidoo kale malabka iyo basasha dhamaan waxay kordhiyaan tayada biyaha ninka dareenna way keenaan.
Sperm is increased by any protein-rich food such as vegetables, drinking milk, eggs, all nutritious foods,
especially fish, milk, meat, and poultry, as well as honey and onions. All of these increase the quality of a man’s semen and make him feel aroused.
