Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada inan aan la qabin oo gabar dhalayso

Su’aasha: leyma qabo laakin waaxan ku riyooday aniga gabar yar iijogto oo waxyar ilko dherleh marka sariirteyda aan jiifo aan sexiyaa qolka waa mugdi waxaa is dhaha amaa lakaka jifta. oo eyka dhimataa. Jawaabta: Riyadan waa bishaaro waxay tilmaamaysaa inay kaa tagayaan mushkilooyinka ku haysta hadday jiraa waliba waxay u badan tahay goor dhow inaad […]

Categories
Caafimaadka Health

Saliid macsaro ayaan ku siigeystaa maxay dhib ah leedahay?

Saliid macsaro ayaan ku siigeystaa maxay dhib ah leedahay? Su’aasha: Waxaan sameeyaa badanaa inaan xubinkeyga mariyo saliida macsarada xitaa waaku siigeystaa markaasaa biyo badan iga imaada marka saliidaas dhibaato mey ukeeneysaa xubinka taranka. Jawaabta: Siigada si kaste ha ahaato dhib ayay kuu kenaysaa dhibkaas wuxuu noqon karaa dhib nafsi ah ama mid xubin ah. Marka […]

Categories
Caafimaadka Health

Riyo aniga oo dhalaayo 9 ilmo mataano ah

Su’aasha: Ninkayga aya wuxu ku riyooday anigo 9 cunug o mataano u dhalaayo. U dhibaayo family kiisa. Jawaabta: Riyadan waxay tilmaamaysaa inuu khayr badan idin soo socdo ilmaha waa khayr iyo bishaaro siiba marka ay yihiin mataano, riyada mataanaha wax fiican ayaa lagu fasiraa oo reerka usoo socdo, bashbash iyo barwaaqo weeye. Tirada sagaalkana waxay […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada daawashada filimada xunxun iyo waanada walaasha

Su’aasha: Waxaan ku riyoodey Aniga oo film xumaan fiirsanaayo oo walaasheyda iga weyn i waanineyso oo aan anigane ka xishoonaayo maxaa lagu fasirika raa. Jawaabta: Riyada daawashada filimada xunxun ama filimada galmada waxay noqon kartaa inaad ku dhaqaaqi rabto qaladaad oo lagaaga digayo inaad ku dhacdo, waliba qaladaadkaas waxay la xiriiraan wax laga xishoodo, waa […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Qarawga waxa keeno iyo shayga lagu daaweeyo

Su’aasha: Sheikhow wan qarwaa habeenkii oo waan hadlaa ismana ogi balse dadka i ag jiifa iisheega marka maxaa qarawga keena? Sidee oga hortagi karaa? Jawaabta: Qarawga ama hurdada in lagu dhex hadlo sababo badan ayaa keeni kara waxaa ka mid ah: qofka hurdada inay ku yar tahay ama maalintii inuu si xun u daalay ama […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada xaaska la furay oo nin kale jiijiidaya

Riyada xaaska la furay oo nin kale jiijiidaya Riyada: WAXAN KU RIYOODAY XAASKEEYGA AAN KALA TAKNAY OO GURIGA MEEL KAMIDA FADHISA OO BANAAN KIISA AH OO NINKALE JIIJIIDAYA OO DILAAYA KUNA DHAHAAYO ISTAAG HADII KALE WAAN KU DILAYAA ANIGA BARSADA DAAQADEEDA KAFIRINAYA Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa ninka aad ku riyootay oo xaaskaaga jiijiidaya inuu kula […]

Categories
Talooyinka Consultation

Webka Daruur Sheekh Usuuli miyaa iska leh

Su’aasha: Maxay tahay sababta su’aalkasto oo la idiin weydiiyo uga jawaabtaan? Waxaan layaabay websitekan dadka su’aalaha kusoo diraayo iyo jawaabaha laga siiyo horta waaku xiranahay websitekaan balse waxaan la yaabay dadka su’aalaha idiin weydiinaayo haba ugu badnaatee kuwa galmada ka hadlaayo yacni websitekiinu su’aal walbo waa la weydiin karaa miyaa teda kale waxaan baraha bulshada […]