Riyada xaaska la furay oo nin kale jiijiidaya
Riyada:
WAXAN KU RIYOODAY XAASKEEYGA AAN KALA TAKNAY OO GURIGA MEEL KAMIDA FADHISA OO BANAAN KIISA AH OO NINKALE JIIJIIDAYA OO DILAAYA KUNA DHAHAAYO ISTAAG HADII KALE WAAN KU DILAYAA ANIGA BARSADA DAAQADEEDA KAFIRINAYA

Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa ninka aad ku riyootay oo xaaskaaga jiijiidaya inuu kula rabo dhib oo uu ka talinayo guriga inuu kaa dumiyo, waa haddii aad xaas leedahay, haddii aad doob tahay riyada waxay tilmaamaysaa inay dhibaato ku qabsan rabto ama musiibo inay kugu dhici rabto, qof doob hadduu ku riyoodo asoo xaaskiisa furaya waxay tilmaamaysaa noloshiisa inay halis ku jirto.
Riyada xaaskayga oo igu soo tuurayso dibqalooc madow
The dream indicates that the man you dreamed of is pulling your wife, wanting trouble for you and ruling the house to destroy you.
This is if you are married. If you are single, the dream indicates that he wants to cause you trouble or disaster. If a single person dreams of divorcing his wife, it indicates that his life is in danger.
