Categories
Fatwada

Aqinka salaada fajarka maala saxuuran karaa?

Aqinka salaada fajarka maala saxuuran karaa? Su’aasha: Qofka Salaada fajarka aadaankeeda miyaa saxuurta ka reeban tahay mise aqinka salaad Fajarka? Jawaabta: Sida la og yahay aadaanka fajar waa labo aadaan, midka koowaad cuntada saxuurta waa la cuni karaa waayo waa habeen, laakin kan labaad markii la addimo cuntada waa mamnuuc,  marka aqinka cuntada lama cuni […]

Categories
Caafimaadka Health

Aayadaha lagu daaweeyo isha iyo sixirka

Aayadaha lagu daaweeyo isha iyo sixirka Su’aasha: wll jazaakalaahu kheyr walal ilaahey hakaa ajir siiyo jawaabta wanaagsan aad isiisey arintaasi an kushegey ayado jirtey ayaa hadana meel ka shaqeynaayey shaqadeda ifiicned mudo 5 sano ilaa hada wan kashaqeyaa waana malcamad quraan oo weyn oo dad badan kashaqeyo aniga waxan aha qof shaqadisa daacad uah wax […]

Categories
Caafimaadka Health

Canuuniga ma kansarka buu ka hortagaa

Canuuniga ma kansarka buu ka hortagaa Su’aasha: Geedka canuuniga mala dhihi karaa caafimaadka ayuu u fiican yahay, waxaan maqlay cudurka kansarka wuu ka hortagaa hadalkaas maxaa ka jiro. Jawaabta: Geedka canuuniga oo loo yaqaano afka ingiriiska Soursop ama graviola ama guyabano afka carabigana  قشطة شائكة , waa geed aad u fiican oo laga helo faa’idooyin […]

Categories
Fatwada

Mataga noocee soonka jabiya

Su’aasha: Waxan rabaa inaad iga jawabtan su’ashan oo ah qofka sooman haduu matago ama is matajiyo soonkiisa ma jabayaa. Jawaabta: Qofka sooman haddii uu matag iska keeno si kas ah soonkiisa waa jabayaa, sida haduu farta dhuunta galiyo oo kale ama wax mantag keenaya uu ursado, waxaana laga rabaa inuu soo gudo maalintaas, laakin haddii […]

Categories
Af English

Ereyo English oo xarafka (G) aan lagu dhawaaqin

Ereyo English oo xarafka (G) aan lagu dhawaaqin Marka la baranayo afka English qofka baranaya waxaa laga rabaa inuu u kuurgalo qoraalka iyo akhriska, afka ingiriiska qoraalkiisa iyo akhriskiisa mararka qaarkooda way kala duwan yihiin, xarafka (G) laguma dhawaaqo marka uu soo galo ereyo gaar ah marka uu ka hormaro xarafka (I) kana dib maro […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Waan soomanahy anoo jabiyay ayaan ku riyooday

Su’aasha: asc wllyaal waxaan ahay gabadh dhalin yaro ah waan soomanahy markan aan su’aasha soo qorayo abaaro 10kii ilaa 9kii subaxnimo seexday salaadii duhur kacay anoo riyoonaya waxaanan ku riyooday anoo cunto cunaya waliba soontii jabiyey waan soo booday waxaan arkay inay soontaydii ii xdhanthy miyey iga jabinaysaa riyadaasi soontii???? Jawaabta: Riyo soon dhab ahaan […]

Categories
Fatwada

Aadaanka Fajarka mala saxuuran karaa walaal?

Aadaanka Fajarka mala saxuuran karaa walaal? Su’aasha: Aadaanka Fajarka inta aan salaada la galin qofka haduu saxuurto Soonkiisa maka burayaa mideeda kale qofku goormuu saxuuran karaa oo ugu wanaagsan. Jawaabta: Labo aadaan ayuu leeyahay fajarka midka koowaad ma reebo saxuur laakin kan labaad ayaa cuntada reeba, wuxuu yiri rasuulka (SCW):   (إنَّ بلَالًا يُؤَذِّنُ بلَيْلٍ، […]