Categories
Caafimaadka Health

Riya la’aanta iyo siigada xiriirka ka dhexeeya

Riya la’aanta iyo siigada xiriirka ka dhexeeya Riyada: Aniga waxan ahay 28 jir waaan sigeysan jiray ilaa yaranteydi waligey mahelin wet dream siigada miyaa usabab ah mida kale hadii an joojiyo siigada in meeqa la eg ayaay qadaneysa inaan riyoodo mid kale hadii an riyadas helo mala dhihi karaa agoodi way iso laabatay oo ma […]

Categories
Fatwada

Anoo iskaga shakisan inaan hurdada ku biyo baxay salaada ansax miyaa

Su’aasha: Haduu ninka riyo ku biyo boxo isagoo aan waxba dareemin hadana isagoo iska shakisan uu tukado ka dibna uu gadaal ka arko inuu saas ku biyo baxay salaadaas ansax ma noqoneysaa? Jawaabta: Qofka hadduu biyo isku arko markuu kasoo tooso hurdada qubays ayaa laga rabaa haka shakiyo inuu riyo arkay ama yuusan ka shakinin, […]

Categories
Caafimaadka Health

Kareemka Glysolid cudur ma keenaa

Su’aasha: Asc wllow waxaan ahay wiil cad waxaan marsadaa golysolid ama gali saliin sida ay somaalidu u taqaan Markaan marsado way i cadaynaysaa marka aan iska daayo xoogaa fil daro ayaa iga muuqanayso Mid kle markasta waan markasadaa xili walba waxaana ahay nin gymka dhigto oo feer yahan ah marka maqaarkayga ma jilcin kartaa bajaq […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada saaxiibadaada cawradaada arkayaan

Riyada saaxiibadaada cawradaada arkayaan Riyada: Ascww Ramadan Mubarak waxan rabaa inad ii fasirtan riyadan waxan arkay aniga oo gabar an isku class nahay iyo walashed ay arkayan jir keyga oo xoogaa yara qaawan waliba shuunka ama timadaha hoos masoo baxaan Jazakallah kheyral jazaa:) Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa sir inay kaa bixi doonto oo aadan rabin […]

Categories
Caafimaadka Health

Biyaha shahwada fekerka ku baxayo waa maxay

Biyaha shahwada fekerka ku baxayo waa maxay Su’aasha: Walaal waxaa igu Badan kacsiga mar walba Hdii aan Gabadh niyada Ku qabto waan Kacsanayaa mararka qaar marka aan Niyad aHaan si saaid aH isku wada raaciyo waan Biya baxaa aniga oo aan wxba ficil aH aan samayn kaliya aan niyeystay caado kale oo aan sameyana ma […]

Categories
Talooyinka Consultation

Xaaskayga oo nin kale la shekayisan jirtay mudo 2 sano ila taliya

Su’aasha: Su’aashayidu waxa weeyan gabadha xaaskayigo anigo qabo ayey ninkale ku baratay wa la ifuray sii ay xirir ula yeelato ninka kale marka mudo 2 ba sano aye xirir la lahayid marka xaaskayigu mudada 2da sano e ninka kale lasheekayisanasay suurta gal may noqon karta xirirka ka dhaxeeyay kaliya sheeko tilifoonun ah mise sidan anigu […]

Categories
Talooyinka Consultation

Dhowr su’aalood ku saabsan raaxada xaaska iyo tan siigada

Dhowr su’aalood ku saabsan raaxada xaaska iyo tan siigada Su’aasha: Asc walla waan kusalaamay shaqada aaad dadka uhaysaan ilaahay haidinka abaal mariyo waxaan rabaa inaad iga jaahil bixiso waxaan arkaa dadka badanaa waxay dhahaan sida ereyada qaar (iga soo gaar tacbaan ayaan ahaye naagaha ayay ku dhahan) Waxaa kale oo ayadana jirto dadka oo dhan […]