Riyada saaxiibadaada cawradaada arkayaan

Riyada:

Ascww Ramadan Mubarak waxan rabaa inad ii fasirtan riyadan waxan arkay aniga oo gabar an isku class nahay iyo walashed ay arkayan jir keyga oo xoogaa yara qaawan waliba shuunka ama timadaha hoos masoo baxaan
Jazakallah kheyral jazaa:)

Riyada saaxiibadaada cawradaada arkayaan
Riyada saaxiibadaada cawradaada arkayaan

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa sir inay kaa bixi doonto oo aadan rabin in lagaa ogaado, waxay noqon kartaa diginiin laguu digayo inaad iska ilaaliso dadka siiba dadka saaxiibka kula ah sirtaada inaad ka ilaaliso dadka, riyada cowrada waxay noqon kartaa fadeexo iyo ceeb kuu imaan karto.

Marka iska ilaali in wax lagaa qaado

 

Riyada qofka qaawan halkan ka daawo

 

The dream indicates that a secret will come out of you that you do not want to be known, it can be a warning to you to be careful of people, especially those who are friends with you, to keep your secret from people, the dream of a beard can be a scandal and shame that can come to you.
So be careful not to be taken away from you

Leave a Reply