Categories
Talooyinka Consultation

Xaaskayga oo nin kale la shekayisan jirtay mudo 2 sano ila taliya

Su’aasha:

Su’aashayidu waxa weeyan gabadha xaaskayigo anigo qabo ayey ninkale ku baratay wa la ifuray sii ay xirir ula yeelato ninka kale marka mudo 2 ba sano aye xirir la lahayid marka xaaskayigu mudada 2da sano e ninka kale lasheekayisanasay suurta gal may noqon karta xirirka ka dhaxeeyay kaliya sheeko tilifoonun ah mise sidan anigu uu aamin sanahay inu xirir kala dhax maray shumis iyo boga la is qabsado iyo gogoldhaaf ay sameeyen e bal ila taliya runta siday u badan tahay mahad sanid?

Xaaskayga oo nin kale la shekayisan jirtay mudo 2 sano ila taliya
Xaaskayga oo nin kale la shekayisan jirtay mudo 2 sano ila taliya

Jawaabta:

Waa qalad aad foolxun gabadha xaaska ah inay nin kale shukaansato, – guud ahaan shukaansiga dumarka dhib ayuu usoo jidaa – waa fal aad u qaab daran, haddii ay qaldantay oo ay wax dhex mareen waa inay ka towbad keentaa oo aysan u noqonin, ninka haddii naagtiisa ay ku dhacdo fal noocaas ah xaq buu u leeyahay inuu iska furo, naag nin kale xumaan la samaynayso naag kuuma noqon karto, marka haddii caruur ay kuu haysto waani oo ilaali guriga si caruurta aysan dhib usoo gaarin laakin haddii ay kusii socoto waddada xun ka fogow iska fur, sidaas markaan leeyahay waa marka yaqiin ay jirto shaki lama rabo, shakiga iska ilaali.

Waa mar aad hayso caddeyn inay nin kale waddo ama ay shukaansanayso ama la tumanayso.

 

Ninkeyga waan jeclahay laakin wiil ka yar ayaan xiriir la sameeyay ila taliya

It is a grave error for a married woman to court another man—generally speaking, such behavior brings trouble upon women—and it is a truly shameful act. If she has erred and engaged in such conduct, she must repent and not repeat it; a husband has the right to divorce his wife if she commits such an act, for a woman who engages in illicit relations with another man can no longer be a true wife to you. If she has borne you children, counsel her and safeguard the home to protect them from harm; however, if she persists on this destructive path, distance yourself and divorce her. When I say this, I am referring to situations where there is certainty—not mere suspicion—so avoid acting on suspicion alone.

This applies when you possess actual proof that she is involved with another man, whether she is courting him or engaging in illicit relations.

Leave a Reply