Categories
Caafimaadka Health

Naaska ayaa jug igaga dhacdey xanuun baan daremayaa

Naaska ayaa jug igaga dhacdey xanuun baan daremayaa Su’aasha: Dr naaska ayaa jug igaga dhacdey marka xanuun gar ayaan ka dareemaya xogaana meel yaro bararan inu leeyahay ba lamoodaa. Jawaabta: Jugta naaska soo gaarta waa wax dhici kara waana caadi bararka wuu iska tagaa wax dhib ma laha daawo gaar ah uma baahnid, kaliya  maro […]

Categories
Talooyinka Consultation

Gabadha bikrada iyo gabadhan bikrada aheen farqiga u dhexeeya

Gabadha bikrada iyo gabadhan bikrada aheen farqiga u dhexeeya Su’aasha: Su’aashayidu waxa weeyan, waxan rabay inan wax ka ogaado, 1, gabadha bikrada ah marku nin guursado kadib habeenka ugu horeeya marku sarirta uu la aado inu galmo la sameeyo ninkaas gabadha bikrada muxu ka arki karaa dhinaca dabeecadeda madaamay gabadha ku cusub tahay galmada? 2, […]

Categories
Siyaasa - politics

Farmaajo haduu qaato xalka Soomaaliya u baahantahay maxaa lagu tilmaami karaa?

Su’aasha: Farmaajo hada wuxuu sameeyey safar ayuu Congo ku tagay wuxuuna madaxweynaha Congo ka codsaday inuu la heshiisiiyo mucaaradka isaga diidan. Jawaabta: Webka Daruur waxa ka jira soomaali wuxuu ka aaminsan yahay inuu Farmaajo ku qaldan yahay arrinta uu ku dhaqaaqay, haddii dalka uu ka dhaco dagaal sokeeye Farmaajo ayaa masuul ka ah. Labadii qof […]

Categories
Fatwada Talooyinka Consultation

Nin ayaa maherxad igu guursaday diinta maxay ka qabtaa

Su’aasha: Wan kusalamaye wll salan kabacadi arin nololsheyda sameen kuyeelatey ayaan rabaa inaan idinla wadago talona ada iga sisaan da.adeydu 16 2004/5/25 ayan dhashey malin malaha kamid aha ayan isibaraney wiil xiliga 13jir ayan aha nololsha markas unba indhaha kala qade oo ana qanqadhey waxa tilfon aha ma.hayesanin marka qisadu madamey dheertahaye wan idinsogabinaya waxan […]

Categories
Caafimaadka Health

Gabadh 16 jir ayaan ahay su’aalahan iga jawaaba

Gabadh 16 jir ayaan ahay su’aalahan iga jawaaba Su’aasha: 2:su.al ayan qaba waxan rajenya inaad iga sojawabtid 1:wll gabdha 16jir aha ayan ahey timo ama xaad kolba sidad utaqano ayaa jidhkeyga kubadan marka hadan xaad jidhka iska wada xiiro danbi miiya 2:markan qaanqaadheye dhiig ayaa khalkhala iga noqodey dhakhatar ayan tagey dawooyin ayuu isiyey waxab […]

Categories
Caafimaadka Health

Riya la’aanta iyo siigada xiriirka ka dhexeeya

Riya la’aanta iyo siigada xiriirka ka dhexeeya Riyada: Aniga waxan ahay 28 jir waaan sigeysan jiray ilaa yaranteydi waligey mahelin wet dream siigada miyaa usabab ah mida kale hadii an joojiyo siigada in meeqa la eg ayaay qadaneysa inaan riyoodo mid kale hadii an riyadas helo mala dhihi karaa agoodi way iso laabatay oo ma […]

Categories
Fatwada

Anoo iskaga shakisan inaan hurdada ku biyo baxay salaada ansax miyaa

Su’aasha: Haduu ninka riyo ku biyo boxo isagoo aan waxba dareemin hadana isagoo iska shakisan uu tukado ka dibna uu gadaal ka arko inuu saas ku biyo baxay salaadaas ansax ma noqoneysaa? Jawaabta: Qofka hadduu biyo isku arko markuu kasoo tooso hurdada qubays ayaa laga rabaa haka shakiyo inuu riyo arkay ama yuusan ka shakinin, […]