Bahalka weyn intuu la egyahay cabir ahaan Su’aasha: ASC suasheyda waxay tahay marka laga hadlayo gus weyn centimeters ahaan intuu ka bilawda intuu ku egyahay majira bahal gaara 30cm mida kale naag walba miyay xamili karta bahalka weyn mida udambeysa school ka waxa nalagu bara in bahalka dumarka yahay kaliya 8cm siduu ku qabila bahal […]
