Categories
Caafimaadka Health

Gabadha fircooniga dhiig maka imaanayaa marka ugu horreyso

Gabadha fircooniga dhiig maka imaanayaa marka ugu horreyso Su’aasha: Gabadha fircooniga marka ugu horeya u ninku guskisa galiyo u  galmo la sameeyo siilka  dhiig miyaa uga imaanaya. Jawaabta: Dhiiga dhaawaca toliinka oo xoogga loo adeegsaday ayaa ka yimaada gabadha wuxuuna kasoo baxaa maqaarka la tolay oo ah meesha laga gooyay kintirka iyo labada faruur ama […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada anigoo wiil saaxiibo nahay kitaabka Quran ka siinaya

Su’aasha: Asc ilaahay ha idin ilaaliyo Allahuma aamiin xalay ayaa waxanku riyooday wiil aanu sxbo nahay oo khadar layidhaa ayaa iiyimid waxuu igu yidhi lacag ayaan rabaa isii waxanku idhi saxuurtii baa soo dhawe xiligan lacagta maxad ku falaysaa waxuu igu yidhi jaad ayaan rabaa inaan soo iibsato waxan ku idhi jaadka iskadaa inta suxuurta […]

Categories
Talooyinka Consultation

Sidee ku raadin karaaa su’aasha aan rabo

Su’aasha: asc dhamaan walaalaha daruur salan kadib waxa rabaa inaad ishegtaan (SEARCH) aan karaadiyo su,asha aan qabo inad hore ugu jawaabteen iyo inkale aan ka ogaado maleedihiin hada ledihiina tilmaan iiga so bixiya. Jawaabta: Walaal su’aal fiican ayaad soo weyddiisay waadna ku mahadsan tahay, dad badan ayaa jira isla su’aasha mar hore laga jawaabay mar […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada safarka halka nuuc ah

Su’aasha: asc dhamaan walaalaha daruur salan kadib waxa mararka qaar igu so lalabata riyo ah anigo wadan kale usafrayo waliba halwado ayan maraa wadadaasna waan bartay sidaa umaraaye waxana uso safraa wadanka hada joogo halqaab ayaana ugu riyoda lkn dhibka jiro xiliga riyada aan kudhex jiro waxaa arka anigo ganacsi kusameynayo lkn aan marwalba kuqasaarayo […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada qaadashada raashin la qaybinayo

Su’aasha: Asc ugu horayn webka daruur Waxaan ku riyooday inaga oo qaadanaya raashin meel laga bixinaayo waliba aniga daldalanaya riyadaas maxay iiga fasiran tay. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad heli doonto  arsaaq waasac ah oo si sahlan ayaad ku heli doontaa, marka inshaa Allaah waa khayr.

Categories
Caafimaadka Health

Diinsiga kacsiga ma saameeyaa

Diinsiga kacsiga ma saameeyaa Su’aasha: Qumanka iyo finanka inuu u fiican yahay ayaan maqlay diinsiga waan isticmalaa shaaha ayaan ku darsadaa ee ma u fiican yahay raganimada mise dhib ayuu u keenaa. Jawaabta: Diinsiga ama diinsaha ama diinsida qoloba si bay ugu dhawaaqaan, wuxuu ka mid yahay daawooyinka geedaha dabiiciga ah oo u roon jirrooyin […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada anigoo dajaal cawar oo riyo ku kulanay

Su’aasha: Asc jazaakulahu khayr waxan ku riyooday aniga oo meel banana joogo ayaa waxaa dhinaca galbeed arkay siigo ama boodh dabayl ah oo waxaa dhexduulaya nin dadkeena ka wayn iyo dad faro badan oo aad moodo gacmihiisuu kala bixiyay in ay saaran yihiin oo duulaya anoo eegayuu hortayda kusoo dhacay oo boodhkii iyo siigadii isoo […]