Balbalka indhaha maxaa keeno maxaana daawo u ah Su’aasha: balbalka indhaha maxaa keeno siiba qofka marka uu hurdo kasoo kaco wuxuu dareemaa indhaha oo dhan huraya ilin ka socoto maxaana daawo u ah hurka indhaha. Jawaabta: Waxaa keena balbalka indhaha sababo badan waxaa ugu caansan kuwa soo socda: 1- qalaylka insha: Marka isha aysan keenaynin […]
