Categories
Riyooyinka Dreams

Riyo wiil abti oo Quraan akhrinaya iyo waddo la dhisayo

Su’aasha: ASC WALAL WAXAAN KU RIYOODAY ANIGOO WIIL ABTI II AH OO MEEL QURAAN KU AKHRINAYA U YEEDHAYA QOF AYAANA II DIRAY INAAN UYEEDHO ABTI INTAA KADIB WAXAAN SOO MARAY WADO DHISME KUSOCDO OO YARA BOODH AH WAXAAN RIIXAYAY DHAGAXYO LA QORAY YARA CULAYS BAY IGU AHAAYEEN LKN ABTIGAY UNBAA IGU YIDHI ANA WAAN ISKA […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada dabaco oo isoo daba galayso

Su’aasha: ASC. WAAN IDIN SALAAMAY WALAL CODSI AYAAN WATAA AH INAAD II FASIRTAAN RIYADATAN. WAXAAN KU RIYOODAY ANOO DACAWO (DAWACO )MIDABKEEDUNA YARA CADAAN YAHAY ISKA KARI LA WAY IGU SOO ORODAA ANA WAAN ISKA CELIYAA WAXAAN JOOGAY MEEL BEER AH OO LEH GACAN QABSI FIICAN KOLA QOOL BAAN KU DHUFTAA KOLA DHAGAX MARKAAN ISKA KARI […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada gabar naasaheeda caano ka da’aya

Su’aasha: ASC WALAL IDINKO MAHADSAN . WAXAAN KU RIYOODAY XALAY ANIGOO MEEL SHAQO KA HAYA OO HADANA SOOMAN OO NAASAHA CAANO IGA DA’AYAAN BABY YARA WAAN HAYSTAY WAXAANA LAHAA MARKAAN AFURO AYAAN NAASKA SIIN BABY GA. ISO FASIRA MAHADSANIDIN. Jawaabta: Haddaad tahay qof la qabo riyada waxay tilmaamaysaa inaad dhali doonto ilmo mar dhow, haddii […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Gabadha xaaskayigo ku riyootay ilmaheeno la dilayo

Su’aasha: A S C, Wad salaamantihin, su’aashan qabo, gabadha xaaskayiga aya isheegtay waxay ku riyootay waxa weeyan cunug yaron dhal’nay iyada hor’teeda u ka yar kuhor dilayo wiil walaalkeeda ka wayin ay marka iyaduna ay ka qaban kari wayiday e ooyayiso, fadlan riyaada mac’naheega inu fasira mahad sanid. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inay gabadha dhibaato […]

Categories
Talooyinka Consultation

Wiil saaxibkay oo zina ku dhacay

Wiil saaxibkay oo zina ku dhacay Su’aasha: A S C, Wllha daruur.com wan idin salaamay kadib su’aashan qabo maanta waxa weeyan, wiil an aad saaxibo nahay o reer leh aya iga sheekayay danbiga iyo xumaha u isagu isku gayistay marka wuxu igu dhahay anigo reer leh ayan mudo badan gabdha kala duwan la zinayis’tay marka […]

Categories
Bulsho Society

Ujeedka webka Daruur loo aasaasay muxuu yahay ninka iska lehse qabiilkee ayuu u dhashay?

Su’aasha: Horta waa mahadsantihiiin walaalyaal waxaa wax niiga weydiinaa wax ku saabsan websiteka Daruur.com horta Websitekan maxay tahay sababta loogu bixiyey Magaca Daruur, maxaase keenay inaad magacaas ula baxdaan mida kale qofka webkan iska leh qabiilkee ayuu ku dhashay. Jawaabta: Webka waxaa la aasaasay bisha 12-aad  sanadkii 2006 waxaana loo aasaasay xiligiisa waxbarasho casharro ayaa […]

Categories
Caafimaadka Health

Siigada meqa maalin kadib ayan isbadal daremaya

Su’aasha: siigada marka an joojiyo anigo 10 sana waday meeqa maalin ama isbuuc ayaan isbadal kudareemi karaa. Jawaabta: Marka hore siigada iska jooji oo go’aan adag ka qaado, markaas kaddib jirkaaga wuxuu kusoo noqonayaa sidiisii hore, waxaa laga yaabaa inay kugu qaadato labo sano oo kale, taas waxay ku xiran tahay sida uu yahay dhibka […]