Su’aasha:

A S C, Wad salaamantihin, su’aashan qabo, gabadha xaaskayiga aya isheegtay waxay ku riyootay waxa weeyan cunug yaron dhal’nay iyada hor’teeda u ka yar kuhor dilayo wiil walaalkeeda ka wayin ay marka iyaduna ay ka qaban kari wayiday e ooyayiso, fadlan riyaada mac’naheega inu fasira mahad sanid.

Gabadha xaaskayigo ku riyootay ilmaheeno la dilayo
Gabadha xaaskayigo ku riyootay ilmaheeno la dilayo

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa inay gabadha dhibaato kala kulmi doonto walaalkeeda dhibaatadaas oo ah mid walwal u keeni doonto, riyada qofka dilaya ilmahaaga waa qof murug iyo naxdin kuusoo jiidaya, riyada waxay noqon kartaa digniin la idinkaga digayo dhibka dadka qaarkii ay idinku samayn karaa.

Leave a Reply