Gabadha Timaha malaga xiiri karaa?

Su’aasha: ASC WAADKU MAHADSANTIHIIN TIXGALINTIINA ALLAH MACAK GABADH NINKII KA DHINTAY SHIL OO AROOS AHAYD NERVE XANUUN LEH OO MADAXU XANUUNAYO TIMAHA MA LAGA XIIRI KARAA MAR HADAY ASAYDIINA QAADAYSO DIINTU MAXAY KA QABTAA ALLAH MAHADLE. Jawaabta: Caadi ahaan gabar qaangaartay madaxa lagama xiiri karo, maxaayeelay waa arin raga ku gaar ah xiiridda madaxa, marka […]
Riyada gabar yar uu qofka garanayo

Su’aasha: Asc wll waxaan habeen kasta riyo ku arkaa gabar yar oo aan aqaano Marka micnaha riyadaas maxay noqon kartaa wll. Mahadsanid. Jawaabta: Riyada ma aadan faahfaahinin sida aad ku aragto gabadha intay la eg tahay, kaliya waxaad tiri gabar yar aan aqaano ayaan habeen kaste riyo ku arkaa. Guud ahaan riyada gabdhaha yaryar waa […]
Ilka dhiiga cudurka sababa iyo daweynta

Ilka dhiiga cudurka sababa iyo daweynta Su’aasha: Dhiiga ilkaha ma cudur baa sabab u noqonaya? Jawaabta: Sababo badan ayaa keeni kara dhiiga ilkaha waxaa ugu muhimsan caabuqa cirridka oo loo yaqaano “Gingivitis” taasna waxaa keenta nadaafad la’aanta ilkaha, wasakhaas wuxuu keenayaa bakteeriya inay ka dhalato siiba marka ay jaale noqdaan ilkaha, markaas ciridka wuu bararaa […]
Riyada weerarka shinbiraha madmadow

Riyada weerarka shinbiraha madmadow Riyada: Waxan ku riyoday shinbiro badan o madmadow o naso werarayo wan iska celinay kadib gadal ayey waxay kanoqden inta wajiga ah shinbir ayey ka tahay gadalna waxay katahay bini adam iga so jawab wll. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa dad inay jiraan oo raba sirtaada inay ogaadaan shinbiraha mararka qaar waxaa […]
Qof aydhis qabo irbad lagu duray malaga qaadi karaa cudurka

Qof aydhis qabo irbad lagu duray malaga qaadi karaa cudurka Su’aasha: Asc wll irbad qof xanuunka HIV ga qabo hadey caaradedu ku warento oo faraha far ka mid ah ay caarada irbadu ka warento si dagdag maad ku qadi xanunka. Jawaabta: Qofka aydhis qaba haddii irbad lagu duro irabadaasna qof kale loo adeegsado waxay u […]
Riyada anoo arday ku caawiyay 8 BILYAN

Su’aasha: ASC WAADKU MAHADSANTIHIIN SIDA FIICAN EE DEG DEGA EED NOOGU SOO JAWAABAYSAAN ALLAH MACAK WAXAAN KU RIYOODAY ANOO CAAWINAYA ARDAYDA DALKEENA WALIBA 8 BILYAN KU CAAWANIYA WAANA ARIN YAABA OO AH QALIN DHAGAXA OO SIDEED MIDABLEH OON SAMEEYAYAY OO ARDAYDA AAD U CAAWINAYA ARDAYDU WAXAY U BAAHANTAHAY GARANAYOO QORAYA SAMUURADA HADANA WAXKASTOO LOO BAAHDO […]
Qoyaanka gabdhaha oo cad waxa uu tusiyo

Qoyaanka gabdhaha oo cad waxa uu tusiyo Su’aasha: gabar doob ban ahay waxan isku arkay dhacaan iyo qoyaan adag oo cad oo isjiijidaya igasoo baxayo aad buu u badan yahay waxad mooda sida canaha adkaday oo kale maxaa la dhihi karaa dhacaankaas jiro miya mise waa wax dabici ah. Jawaabta: Dhacaanka ama qoyaanka dumarka wuxuu […]
