Riyada lagugu amraya in aad orado waliba goobta shaqada

Su’aasha: Asc wllo waxan xalay ku riiyooday meesha aan ka shaqeeyo ninka ugu sareeyo madaxda ka ah ayaa ku amraya shaqsiga asaga ku xiga kabaha shaqalaha in uu ii orad siiyo waana qaadana amarka waana ordaya wana soo laabanaya kadib maarka maxay noqon karta riyada lagugu amraya in aad orado wali goobta shaqada. mahadsanid. Jawaabta: […]
Qof khayrka jecel baan ahay wixii aan bilaabo ma dhamayn karo

Su’aasha: Asc Een waxa aan idinka codsanayaa inaad talo isiisaan. Aad baan idiinka mahad celinayaa ”daruur” sida quruxda badan ee aad noogu soo jawaab taan su’aalaha . Waxa aan ahay qof khayrka jecel oo ku xiran culumada dhagaystana markasta oo u degdega wanaaga. Waxaan ahay qof socod kiisu yar yahay oo badana masjidka, xaafada, uun […]
19 jir baan ahay dhibkan ayaa i haysta

Su’aasha: Asc wll waxaan ahay 19 jir mid wll kay ah oo asgana 19 ama bilooyin iga wayn ayaa jira aniga waxaan isku qariyaa cuntooyinka tiro badan iyo xoogaa aalmiita ah lkn jirkay gaya dhan waaa wada dil dilaac gacmaha lugaha kuli lkn asaga waa dhuuban yahay wuu cad yahay dadka hadalkooda ma dhagaysto meeshuu […]
Waswaska soonka maxaa xal u ah

Su’aasha: ASC yaranteydi aan anigo miyiga jooga siigada bilabay 2013 ayan magaalada imaday dibka siigada ma ogeyn zaid ayan usameyn jiray soon ayan kujibiyay xita 2017 ayan Nairobi caafimaad u imaday ila hadana kumalaban meshii aan kaimaday marki aan Nairobi imaday 5malmood ayan xasuustay ayan sooman oah soonki igajabay 2020 waswas aya igudacaday malin dhaweynto […]
Gabdheyda oo tinta laga xiiray ayan ku riyooday

Su’aasha: Waxa ku riyooday gabadhayda oo tinta laga xiiray. markaan arko waa oynaaaa maxa tinta looga xiiray Eid ba so dhaw aya dhahay. Jawaabta: Riyada waa riyo digniin ah gabadhaada ka ilaali waxyaabaha halista ah. Xiiridda timaha waxay tilmaamaysaa dhibaato siiba marka qofka uu dhibsanayo oo uu ka xumaanayo, marka haddii aad gabar leedahay gabadhaada […]
Waxan ku riyooday anoo eryanaya mas cad

Su’aasha: Asc Waxan ku riyooday anoo eryanaya mas cad meel qari ah oo dhagax badan oo isna iga baxsanaayo oo kolba meel iga galaayo ana aan wax la dhacayo oo aan dili Karla ahay marka aan wax ku dhufo is iraahdana hoosta iga soo galaya ana aan dib uga boodayo Kadib wuxu ila galay meel […]
Waxan ku riyooday rasuulka scw isaga oo hadh fadhiya

Su’aasha: Asc Waxan ku riyooday rasuulka scw isaga oo hadh fadhiya waanan utagay kadib wuxuu soo fariistay dhinacayga midig isaga oo aad u dhoola cadaynaya kadib intuu garabka 2 jeer iga dhirbaaxay ayuu idhahay ani aya guriga kugu sobooqan kadib wan kala tagnay Bal riyadaas maxay noqon fasirkeedu? Lkn Riyada rasuulka lagu arkaayo shaydaan ma […]
