Su’aasha: Waxaan arkay nin aan aqaano i dhahaayo ha gadin guriga meel fican ku ayuu yaalaa, maxaa lagu fasiraa? Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa haddaad xaas leedahay inay xaaskaaga aad u fiican tahay waxaa kugu haboon inaad ku dadaasho oo aadan iska deynin, guriga wuxuu astaan u noqon karaa xaaska siiba qofka riyada arkay marka uu […]
