Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada gabar lacag siinaysa hooyadeeda

Su’aasha: Asc Wll allaha ku barakeyo Waxan Ku riyooday anigo laamiga geeskiisa joogo lacag ayaan tirinayay waan xisaabay hooyo ayaan u dhiibay marke baxde ayan ka daba orday hoo kuwaane ku darso ayan dhahay wey igu filan yihiin aye i dhahde laamiga ayan uso laabtay wiil yar ila socday ayan wayay xogo yar kidib wan […]

Categories
Caafimaadka Health

Anoo wali biyo bixin hadana aan isku celiyo maxaa ka dhalan kara?

Su’aasha: Bahda daruur aadbaanii xiiseeyaa waana ku tashtaa qoraalada webka soo dhigtaan intaas ka dibnaa nio anoo muuqaal sexy fiirsanaayo aan kacsi waali dareemay saan u daawanayey waxan is arkay anoo biyaha iga soo dhawaadeen ka dibna intaan ka booday aan iska dhaafay falkaan ku jiray shahwada wey iga soo dhaweyd lkn wan isku celiyey […]

Categories
Fatwada

Shuunka marka la xiiro cucunka maxaa u keeno

Shuunka marka la xiiro cucunka maxaa u keeno Su’aasha: Shuunka markan Iska xiiro cuncun ayan kadarema meshan kaxiiray maxa sababa maantay inan xooqo ayay ubaahanyahay ma cudurba mise wa wax dadka odhan ey leyihiin rag iyo dumarba Mida kale Markan Iska xiiro timahas kacsigeyga wa zaaid marka ay tiimaha batan wa Iska normal maxa sabab […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada aabahay oo bun iyo cambuulo cunaya?

Su’aasha: Waaku salaamay sxb qaaliya Waxaan ku riyooday habeen sii horeysay anigoo jiifo aqal gurigeena ku yaalo oo naga dumay hadana hurdo rafasho ku jiro ka dibna intaan soo kacay subax salaad ah isla riyada dhexdeeda aan guriga ugu galay aabahay oo bun cambuulo iyo daango cunaayo oo sali u fidsan markaasuu aabahay i dhahay […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Qof ku riyooday asoo kaniisad ku tukanaya oo gaalada ka hortagaya

Su’aasha: Asc daruur En waxaan rabaa in riyadeeda la ii sheego En haween haweenada kamida waxan ku riyooday anigo wado maraayo aniga iyo mid kale o saxibo nahay en sidii an wadada u soconay ayaa waxa la gaaray xili salaad ah kadib waxan waaynay meel an ku tukano ugu damben waxan aragnay meel kaniisad ah […]

Categories
Talooyinka Consultation

Maseyr iyo xanaaq ayaan dareemaa gabar xiriir naga dhexeeyo marka lala hadlo

Maseyr iyo xanaaq ayaan dareemaa gabar xiriir naga dhexeeyo marka lala hadlo Su’aasha: Asc daruur En waxa rabay inad talo isisan Taladu waxay tahay: waxaa jirto Gabadh an mudo dheer xiriir wadaag nahay ku dhawad 4 sano isla socono, hase ahaate dhibka ama cilada an qabo waxay tahay maseer iyo xanaaq, marki an xanaaqi isma […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada naag la qabo oo hab i siinaysa iyadoo dhar an wadanin

Su’aasha: Waxaan arkay gabar laqabo oo aan aqaano,ayadoo qaawan xab igu tiri anoo taagan, waan yaabay,weyna fool xuntahay, maxaa lagu fasiri karaa? Jawaabta: Riyada waa digniin gabadha aad aragtay iyadoo qaawan hab ku siinayso waxaa lagu fasiraa in ay jirto naag la qabo  inay ku fikirayso dabin adiga ay kugu talagalayso, marka riyada waa riyo […]