Madinimada inay keento malaga yaabaa dabeecad xumo iyo maseyr

Su’aasha: asc Bahda daruuro waxan ahay nin dhalinyaro ah waxan ladhibanahay kalsooni daro, dabeecad xumo, sidoo kale maseer kali socodna waan ahay sidoo kale waxan ahay nin kaligii meel kuso koray yacnii madi ah wax walaal ah oo dhanka hooyo ah majirto aabe iyo hooyana anoo yar ayay isku dhaceen marka inaad kaligaa sookortay masababtaa […]
Maseyr iyo xanaaq ayaan dareemaa gabar xiriir naga dhexeeyo marka lala hadlo

Maseyr iyo xanaaq ayaan dareemaa gabar xiriir naga dhexeeyo marka lala hadlo Su’aasha: Asc daruur En waxa rabay inad talo isisan Taladu waxay tahay: waxaa jirto Gabadh an mudo dheer xiriir wadaag nahay ku dhawad 4 sano isla socono, hase ahaate dhibka ama cilada an qabo waxay tahay maseer iyo xanaaq, marki an xanaaqi isma […]
