Riyada qof garoon banooni dhex fadhiya
Riyada:
Asc waxaan arkay anoo dheh marayo garoon bonooni ee xaafada ku yaalo, marka socday abaar gadaal soo fiirshay waxaan arkay nin fadhiyo garoonka dhexdiisa dhulka ,garoonkana waala buuxaa dad markaas, marka indheheyga ku dheceen ninka waan xanaaqay ,ninkana waan aqaanaa maxaa lagu fasiraa idinkoo mahadsan.

Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa qof inuu hor istaagayo amuurahaaga wuxuu kaa reebayaa inaad hor usii socoto ninkan garoonka kubadda dhex fadhiya waa qof reebaya arrimaha inay sii socdaan waa sida qof bannad samaynaya, oo u diidaya dadka inay banooni cayaaraan.
Riyada banooni dabka sameysan qof lagu dhufanayo
The dream indicates that someone is obstructing your affairs, preventing you from moving forward.
This man sitting in the middle of the football field is someone who is preventing things from progressing, like someone who is making a fence, preventing people from playing football.
